{"id":140357,"date":"2019-12-29T11:03:39","date_gmt":"2019-12-29T08:03:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140357"},"modified":"2019-12-29T11:03:39","modified_gmt":"2019-12-29T08:03:39","slug":"maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw 100-qof, waxa ayna dadkaasi isugu jireen caruur , haween, dhalinyaro iyo dad da\u2019 ah.<\/p>\n<p>Dadkii ku dhaawacmay qaraxii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa kamid ah Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood kaliya jira, wiilkan yar ayaa sidoo kale qaraxa waxaa ku dhimatay hooyadiis oo dusha ku wadatay.<\/p>\n<p>Dhaawaca Wiilkan yar oo ah mid xoogan ayaa hada lagu daweenayaa isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, waxaana wiilkan isbitaalka kula jirta oo xaaladiisa ka war heysa eedadiis.<\/p>\n<p>Wiilkan yar ee ku dhaawacmay qaraxii musiibada ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sawirro laga soo qaaday waxa uu rogay dareenka bulshada Soomaaliyeed, waxa ayna dadka badan la ilmeeyeen dhibka wiilkan iyo dad badan shalay soo gaaray.<\/p>\n<p>Qaraxii shalay ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye ayaa kamid noqonaya qaraxyadii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan noloshooda ku waayay dad badan oo shacab ah oon waxba galabsan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140357 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/maxamed\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"566\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-300x244.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-516x420.jpg 516w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/maxamed-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/maxamed-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"464\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-3-300x181.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-3-696x421.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed-3-695x420.jpg 695w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw 100-qof, waxa ayna dadkaasi isugu jireen caruur , haween, dhalinyaro iyo dad da\u2019 ah. Dadkii ku dhaawacmay qaraxii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa kamid ah Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood kaliya jira, wiilkan yar ayaa sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140358,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw 100-qof, waxa ayna dadkaasi isugu jireen caruur , haween, dhalinyaro iyo dad da\u2019 ah. Dadkii ku dhaawacmay qaraxii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa kamid ah Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood kaliya jira, wiilkan yar ayaa sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-29T08:03:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"566\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-29T08:03:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg\",\"width\":696,\"height\":566},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw 100-qof, waxa ayna dadkaasi isugu jireen caruur , haween, dhalinyaro iyo dad da\u2019 ah. Dadkii ku dhaawacmay qaraxii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa kamid ah Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood kaliya jira, wiilkan yar ayaa sidoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-29T08:03:39+00:00","og_image":[{"width":696,"height":566,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/","name":"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg","datePublished":"2019-12-29T08:03:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/maxamed.jpg","width":696,"height":566},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxamed-cabdi-abuukar-oo-8-bilood-jir-ah-ayaa-noqday-qofkii-ugu-dada-yaraa-ee-ku-dhaawacma-qaraxii-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxamed Cabdi Abuukar oo 8-bilood jir ah ayaa noqday qofkii ugu da\u2019da yaraa ee ku dhaawacma Qaraxii Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140357"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140361,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140357\/revisions\/140361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140358"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}