{"id":140362,"date":"2019-12-29T11:13:57","date_gmt":"2019-12-29T08:13:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140362"},"modified":"2019-12-29T11:13:57","modified_gmt":"2019-12-29T08:13:57","slug":"diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sidda gurmad deg deg ah oo ka timid dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Diyaaradaan ayaa waxa ay keentay dhaqaatiir iyo sidoo kale daawooyin loogu talagalay in lagu baxnaaniyo dadkii shalay ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu ugu horreeyo wasiirka warfaafinta, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa wafdigaan iyo dhaqaatiirta ka socota Turkiga ku soo dhoweeyey garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir Maareeye ayaa sheegay in diyaaraddaan ay la socdaan illaa iyo 24 dhaqtar oo ka qeyb qaadan doono daawaynta dhaawacyada qaraxii shalay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuuxuu xaqiijiyey in ay diyaaraddu ay qaadi doonto qaar ka mid ah dhaawacyada daran ee ku jira isbitaallada Caasimada.<\/p>\n<p>Weerarkii ismiidaamiinta ee shalay oo ay ku dhinteen dad fara badan, kuna dhaawacmeen kuwa kale ayaa waxaa weli socda gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeeladu soo gaartay oo hadda ku jira isbitaallada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dadka dhintay sidoo kale waxaa ka mid ahaa Injineero Turki ah, kuwaas oo qaraxu haleelay, xilli ay marayeen isgoyska Ex-Koontarool Afgooye.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140362 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/di-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-2-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-2-696x338.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/di-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"619\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-3-300x242.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-3-696x561.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-3-521x420.jpg 521w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/di-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"523\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4-300x204.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4-696x474.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4-617x420.jpg 617w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/diy-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/diy-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/diy-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/diy-1-300x146.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/diy-1-696x338.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sidda gurmad deg deg ah oo ka timid dalka Turkiga. Diyaaradaan ayaa waxa ay keentay dhaqaatiir iyo sidoo kale daawooyin loogu talagalay in lagu baxnaaniyo dadkii shalay ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140365,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sidda gurmad deg deg ah oo ka timid dalka Turkiga. Diyaaradaan ayaa waxa ay keentay dhaqaatiir iyo sidoo kale daawooyin loogu talagalay in lagu baxnaaniyo dadkii shalay ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-29T08:13:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"523\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-29T08:13:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg\",\"width\":768,\"height\":523},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sidda gurmad deg deg ah oo ka timid dalka Turkiga. Diyaaradaan ayaa waxa ay keentay dhaqaatiir iyo sidoo kale daawooyin loogu talagalay in lagu baxnaaniyo dadkii shalay ku waxyeeloobay qaraxii ka dhacay isgoyska Ex-Koontarool Afgooye. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-29T08:13:57+00:00","og_image":[{"width":768,"height":523,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/","name":"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg","datePublished":"2019-12-29T08:13:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/di-4.jpg","width":768,"height":523},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarad-qaadeysa-dhaawacyo-oo-timid-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarad qaadeysa Dhaawacyo oo timid Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140362"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140367,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140362\/revisions\/140367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140365"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}