{"id":140368,"date":"2019-12-29T11:20:43","date_gmt":"2019-12-29T08:20:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140368"},"modified":"2019-12-29T11:20:43","modified_gmt":"2019-12-29T08:20:43","slug":"daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/","title":{"rendered":"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in aan la aqbali karin in si joogto ah loo xasuuqo Shacabka ku nool Muqdisho dowladdana aysan waxba ka qaban.<\/p>\n<p>Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay abaabuli doonaan Shacabka Soomaaliyeed si looga hortaggo weerarada abaabul ee ka dhaca Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa kunool Muqdisho in ay fadhiga ka kacaan si wax looga qabto Xasuuqa ka socda Muqdisho oo ay Qaraxyadu ugu horreeyaan.<\/p>\n<p>\u201cMadaxda ka shaqeysa magaalada Muqdisho qaarkood Al-Shabaab ayaa soo xula waan wada ognahay, dowlad kuma noqonkarno sidaan, ummadda Soomaaliyeed ha u istaagto\u201d ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho illaa hadda ma jirto cid si gaar ah u sheegatay masuuliyadda Qaraxaasi.Shacabka Somaliyed ayaa waxa ay la kulmayaan dhibaatooyin amnidaro oo aysan jirin cid isku hawleysa amnigooda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YbAF4upTpxw\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in aan la aqbali karin in si joogto ah loo xasuuqo Shacabka ku nool Muqdisho dowladdana aysan waxba ka qaban. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay abaabuli doonaan Shacabka Soomaaliyeed si looga hortaggo weerarada abaabul ee ka dhaca Muqdisho. Waxaa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140369,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in aan la aqbali karin in si joogto ah loo xasuuqo Shacabka ku nool Muqdisho dowladdana aysan waxba ka qaban. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay abaabuli doonaan Shacabka Soomaaliyeed si looga hortaggo weerarada abaabul ee ka dhaca Muqdisho. Waxaa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-29T08:20:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"461\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/\",\"name\":\"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png\",\"datePublished\":\"2019-12-29T08:20:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png\",\"width\":686,\"height\":461},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in aan la aqbali karin in si joogto ah loo xasuuqo Shacabka ku nool Muqdisho dowladdana aysan waxba ka qaban. Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in ay abaabuli doonaan Shacabka Soomaaliyeed si looga hortaggo weerarada abaabul ee ka dhaca Muqdisho. Waxaa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-29T08:20:43+00:00","og_image":[{"width":686,"height":461,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/","name":"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png","datePublished":"2019-12-29T08:20:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Capture-58.png","width":686,"height":461},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxda-qaar-al-shabaab-ayaa-soo-xulay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Madaxda qaar Al-Shabaab ayaa soo xulay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140368"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140368"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140370,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140368\/revisions\/140370"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140369"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}