{"id":140426,"date":"2019-12-30T12:12:41","date_gmt":"2019-12-30T09:12:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140426"},"modified":"2019-12-30T12:15:31","modified_gmt":"2019-12-30T09:15:31","slug":"dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/","title":{"rendered":"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan guddigii uu magacaabay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey tirada dadka weli lagu la\u2019yahay weerarkii ka dhacay Ex-Control Afgooye.<\/p>\n<p>Guddiga oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haatan la la\u2019yahay illaa 25 qof oo isugu jira caruur iyo sidoo kale dad waa weeyn oo leh rag iyo dumar intaba.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddiga ayaa sheegay in caruurta la waayey ay gaarayaan illaa sideed oo 6 ka mid ah ay lab yihiin, halka labada kale ay dheddig yihiin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale guddiga ayaa sheegay in weli ay ku howlan yihiin raadinta dadkaasi iyo diiwan gelintooda.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale intaasi ku daraya in weli isbitaalka Madiina ay yaallaan meydad aan weli la aqoonsan oo la raadinayo ehelladooda, si loogu wareejiyo.<\/p>\n<p>Qarixii Ex-Control oo dhacay maalin ka hor ayaa waxaa ku dhintay ku dhowaad 100 qof, halka ay ku dhaawacmeen 148 kale oo u badnaa dad rayid ahaa oo aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Weli ma jirto cidsi sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarkan oo ka mid noqday kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Caasimada.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-140426-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tirada-dadkii-lagu-waayey-qarixii-Ex-Control-oo-la-shaaciyey.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tirada-dadkii-lagu-waayey-qarixii-Ex-Control-oo-la-shaaciyey.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/Tirada-dadkii-lagu-waayey-qarixii-Ex-Control-oo-la-shaaciyey.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan guddigii uu magacaabay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey tirada dadka weli lagu la\u2019yahay weerarkii ka dhacay Ex-Control Afgooye. Guddiga oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haatan la la\u2019yahay illaa 25 qof oo isugu jira caruur iyo sidoo kale dad waa weeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140348,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140426","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan guddigii uu magacaabay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey tirada dadka weli lagu la\u2019yahay weerarkii ka dhacay Ex-Control Afgooye. Guddiga oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haatan la la\u2019yahay illaa 25 qof oo isugu jira caruur iyo sidoo kale dad waa weeyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-30T09:12:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-12-30T09:15:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/\",\"name\":\"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-30T09:12:41+00:00\",\"dateModified\":\"2019-12-30T09:15:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey - Wardoon","og_description":"Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan guddigii uu magacaabay Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shaaciyey tirada dadka weli lagu la\u2019yahay weerarkii ka dhacay Ex-Control Afgooye. Guddiga oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haatan la la\u2019yahay illaa 25 qof oo isugu jira caruur iyo sidoo kale dad waa weeyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-30T09:12:41+00:00","article_modified_time":"2019-12-30T09:15:31+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/","name":"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg","datePublished":"2019-12-30T09:12:41+00:00","dateModified":"2019-12-30T09:15:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/1-4.jpg","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dahagsyo-25-oo-lagu-waayey-qarixii-ex-control-oo-la-shaaciyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAHAGSYO 25 qof oo lagu waayey qarixii Ex-Control oo la shaaciyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140426"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140426"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140426\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140429,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140426\/revisions\/140429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140348"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140426"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140426"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140426"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}