{"id":140430,"date":"2019-12-30T12:33:35","date_gmt":"2019-12-30T09:33:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140430"},"modified":"2019-12-30T12:33:35","modified_gmt":"2019-12-30T09:33:35","slug":"daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/","title":{"rendered":"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Qaraxii sabtidii ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw boqol qof, waxaa sidoo kale isbitaalada yaala dad ka badan 100-qof oo kale oo qaba dhaawacyo kala duwan.<\/p>\n<p>Qoysas badan ayuu qaraxan saameyn xanuun badan ku reebay, waxaana qaraxa ku dhintay dad indho u ahaa qoysas badan kuwaa oo hada wajahaya xaalad canuun badan oo aysan jirin cid la dareemeysa.<\/p>\n<p>Qaraxa waxaa ku dhintay dad is dhalay ,kuwa wada dhashay iyo dad kale oo ehel ahaa, waxaana dadka ku dhintay ku jiray kuwa badan oo noloshooda ay ku tiirsanaayeen qoysas xaalado adag ku noolaa.<\/p>\n<p>Dadkii ku dhintay qaraxa waxaa ka mid ahaa Muumin Malkad Yuusuf iyo wilkiisa C\/Qaadir Muumin, Wiilka iyo aabihiis ayaa ahaa farsamo yaqaano xoogooda ugu soo shaqeesta xaasas iyo caruur ay dhaleen oo kunool xero barakac oo kutaala Tabeelaha Sh.Ibraahin.<\/p>\n<p>Muumin Malkad Yuusuf ayaa ka geeriyooday afar xaas iyo caruur badan halka Wiilkiisa C\/qaadir Muumin isna ka geeriyooday Lix caruur ah iyo xaaskiisa oo iyana dhaawac culus uu kasoo gaaray qaraxa lagu daweenayo isbitaalka Digfeer.<\/p>\n<p>Xaaska Muumin Malkad Yuusuf sidoo kale dhashay Wiilka geeriyooday ayaa sheegtay in ninkeeda iyo wiilkeeda oo shaqo u baxay loo wada keenay meydkooda , waxa ayna sheegtay in hada ku jiraan xaalad adag ayna dareemayaan xanuun ay ka qaadeen musiibada.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay Hooyada in aabaha iyo wiilkeeda ay ahaayeen kuwa u dhaq dhaqaaqa qoysas tiro badan, waxa ayna sheegtay kasokoow geeridooda in ay ka wal walsan tahay xaalada nololeed ee sugaya caruurta ay ka geeriyoodeen iyo waliba gabadha dhaawaca.<\/p>\n<p>Muumin Malkad ayaa sidoo kale ka geeriyooday caruur aad u yar yar ay dhaleen xaasaskiisa qaarkood, waxa uuna ahaa aabe si maalin ah nolosha ugu soo dhiciya xaasaska uu qabay iyo caruurtiisa.<\/p>\n<p>Qaraxii ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ayaa indho tiray dad badan oo Soomaaliyeed, waxaana qaraxan ku dhamaaday shacab masaakiin ah oon cidna waxba ka galabsan una kalahayay kasab iyo tacliin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nkp4xgQwqPo\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140430 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/malkad-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"697\" height=\"388\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-1.png 697w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-1-300x167.png 300w\" sizes=\"(max-width: 697px) 100vw, 697px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/malkad-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"702\" height=\"388\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-2.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-2.png 702w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-2-300x166.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-2-696x385.png 696w\" sizes=\"(max-width: 702px) 100vw, 702px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/malkad-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"699\" height=\"388\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-3.png 699w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-3-300x167.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-3-696x385.png 696w\" sizes=\"(max-width: 699px) 100vw, 699px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/malkad-4\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"700\" height=\"389\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-4.png 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-4-300x167.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-4-696x387.png 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/malkad-5\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"702\" height=\"390\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png 702w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5-300x167.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5-696x387.png 696w\" sizes=\"(max-width: 702px) 100vw, 702px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxii sabtidii ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw boqol qof, waxaa sidoo kale isbitaalada yaala dad ka badan 100-qof oo kale oo qaba dhaawacyo kala duwan. Qoysas badan ayuu qaraxan saameyn xanuun badan ku reebay, waxaana qaraxa ku dhintay dad indho u ahaa qoysas badan kuwaa oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140435,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaraxii sabtidii ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw boqol qof, waxaa sidoo kale isbitaalada yaala dad ka badan 100-qof oo kale oo qaba dhaawacyo kala duwan. Qoysas badan ayuu qaraxan saameyn xanuun badan ku reebay, waxaana qaraxa ku dhintay dad indho u ahaa qoysas badan kuwaa oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-30T09:33:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"702\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"390\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/\",\"name\":\"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png\",\"datePublished\":\"2019-12-30T09:33:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png\",\"width\":702,\"height\":390},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye - Wardoon","og_description":"Qaraxii sabtidii ka dhacay Isgooska Ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha dad ku dhaw boqol qof, waxaa sidoo kale isbitaalada yaala dad ka badan 100-qof oo kale oo qaba dhaawacyo kala duwan. Qoysas badan ayuu qaraxan saameyn xanuun badan ku reebay, waxaana qaraxa ku dhintay dad indho u ahaa qoysas badan kuwaa oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-30T09:33:35+00:00","og_image":[{"width":702,"height":390,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/","name":"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png","datePublished":"2019-12-30T09:33:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/malkad-5.png","width":702,"height":390},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoysas-dhibaato-xoogan-akasoo-gaartay-qaraxii-ex-koontarool-afgooye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Qoysas Dhibaato xoogan akasoo gaartay Qaraxii Ex-Koontarool Afgooye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140430"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140436,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140430\/revisions\/140436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140435"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}