{"id":140500,"date":"2019-12-31T17:19:46","date_gmt":"2019-12-31T14:19:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140500"},"modified":"2019-12-31T17:19:46","modified_gmt":"2019-12-31T14:19:46","slug":"daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/","title":{"rendered":"DAAWO Saraakiil Shabaab ah  oo Xukun dil ah lagu riday"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku kala xukuntay xubno Shabaab oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa iyo kuwo kaloo ka maqnaaba.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Korneyl Xasan Nuur Shuute ayaa dil ku xukumay saddex nin oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa, kuwaa oo lagu kala magacaabo Maxamed Xaaji Axmed (Ilkacase), Saalim Saciid Maxamed (Salmaan) iyo Axmed Maxamed Haashim (Carab).<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa sidoo kale xukun dil ah ku xukumay Shabaab maqanayaal ah, waxaana lagu kala magacaabaa Sharmaarke Cumar Axmed Xuseen (Ugaaska\/Ganey), Axmed Faarax Iidle (Shuuriye\/Madoobe), Cabdiraxmaan Mustaf Sheekh Cabdullaahi (Faarax Mooryaanka) iyo Ramadan Cabdiraxiin Mursal (Saalax).<\/p>\n<p>Faadumo Xuseen Cali Cadaawe oo loo yaqaano (Faadumo Korneyl iyo Cosobo) oo Maxkamadda ku sugneyd ayaa waxaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa xukun xabsi daa\u2019in ah ku xukuntay nin lagu magacaabo Cabdinaasir Axmed Cabdulqaadir (Carabey), kaasoo maqane ah.<\/p>\n<p>Dhammaan xubnahan ayaa waxaa lagu helay inay ka masuul ahaayeen dilal qorsheysan oo loo gaystay Saraakiil Militariga iyo Booliska ka tirsanaa iyo weliba dad shacab ah.<\/p>\n<p>Xukunada ay riday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku soo aadaya, maalmo ka dib qaraxii ay dadka badani ku dhinteen ee ka dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xu25fSPv188\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-140500-1\" width=\"696\" height=\"543\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/81919292_851098648672014_9195804067710894080_n-1.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/81919292_851098648672014_9195804067710894080_n-1.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/81919292_851098648672014_9195804067710894080_n-1.mp4<\/a><\/video><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku kala xukuntay xubno Shabaab oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa iyo kuwo kaloo ka maqnaaba. Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Korneyl Xasan Nuur Shuute ayaa dil ku xukumay saddex nin oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa, kuwaa oo lagu kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140502,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku kala xukuntay xubno Shabaab oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa iyo kuwo kaloo ka maqnaaba. Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Korneyl Xasan Nuur Shuute ayaa dil ku xukumay saddex nin oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa, kuwaa oo lagu kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-12-31T14:19:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/\",\"name\":\"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg\",\"datePublished\":\"2019-12-31T14:19:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno dil iyo xabsi isugu jira ku kala xukuntay xubno Shabaab oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa iyo kuwo kaloo ka maqnaaba. Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida, Korneyl Xasan Nuur Shuute ayaa dil ku xukumay saddex nin oo Maxkamadda goobjoog ka ahaa, kuwaa oo lagu kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-12-31T14:19:46+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/","name":"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg","datePublished":"2019-12-31T14:19:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/12\/page-8.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-saraakiil-shabaab-ah-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Saraakiil Shabaab ah oo Xukun dil ah lagu riday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140500"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140503,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140500\/revisions\/140503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140502"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}