{"id":140523,"date":"2020-01-02T11:40:02","date_gmt":"2020-01-02T08:40:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140523"},"modified":"2020-01-02T11:41:02","modified_gmt":"2020-01-02T08:41:02","slug":"kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/","title":{"rendered":"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada iyo sawirada seddex xubin oo halis ku ah ammaanka Kenya kuwaas oo ka tirsan Kooxda ka dagaalanto gudaha Soomaaliya ee Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in baaritaan dheer iyo xog sirdoon oo la helay kadib la ogaaday magacyada shakhsiyaadkaan iyo sawiradooda.<\/p>\n<p>Seddexda qof oo dowladda Kenya soo bandhigtay magacyadooda ayaa waxay kala yihiin Kyalo Masai, Juma Waziri iyo Salim Mohamed, waxayna dowladda Kenya ku tilmaamtay inay yihiin dagaalyahano halis badan ku ah ammaanka dalkooda.<\/p>\n<p>Booliska Kenya ayaa shacabka ka codsaday inay si deg deg ah ula soo wadaagaan macluumaad kasta oo la xiriira seddexdaan xubin si ay ugu suurta gasho in lasoo qabto ama la dilo.<\/p>\n<p>Wargeyska laga leeyahay dalka Kenya ee Daily Nation ayaa qoray in seddexdaan dagaalyahan ee ka tirsan Al-Shabaab fikradda xagjirnimada ah looga dhaadhacsiiyey magaalooyinka Mombasa iyo ismaamulka Kwale.<\/p>\n<p>Booliska Kenya ayaa warbixin ay soo saareen ku sheegay inay seddexdaan dagaalyahan xiriir dhow la leeyihiin Aboud Rogo iyo Abubakar Sharif oo ah wadaado Muslim ah oo kamid ahaa Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sirdoonka Kenya ayaa horey u sheegay inay duqeyn ku dileen Rogo sanadkii 2012 halka Axmed uu weli ku jiro dadka ay Dowladda Kenya dooneyso inay ka aargudato.<\/p>\n<p>Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey digniino ku aadan weeraro ay Al-Shabaab ka fuliyaan gudaha Kenya waxayna taas keentay in heegan buuxa la geliyo laamaha Ammaanka si looga hortago falalka argagixisanimo oo ay Al-Shabaab ka fuliyaan gudaha Kenya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140524\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"525\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg 952w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-300x165.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-768x424.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-696x385.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-762x420.jpeg 762w\" sizes=\"(max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada iyo sawirada seddex xubin oo halis ku ah ammaanka Kenya kuwaas oo ka tirsan Kooxda ka dagaalanto gudaha Soomaaliya ee Al-Shabaab. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in baaritaan dheer iyo xog sirdoon oo la helay kadib la ogaaday magacyada shakhsiyaadkaan iyo sawiradooda. Seddexda qof oo dowladda Kenya soo bandhigtay magacyadooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140524,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140523","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada iyo sawirada seddex xubin oo halis ku ah ammaanka Kenya kuwaas oo ka tirsan Kooxda ka dagaalanto gudaha Soomaaliya ee Al-Shabaab. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in baaritaan dheer iyo xog sirdoon oo la helay kadib la ogaaday magacyada shakhsiyaadkaan iyo sawiradooda. Seddexda qof oo dowladda Kenya soo bandhigtay magacyadooda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-02T08:40:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-02T08:41:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/\",\"name\":\"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-01-02T08:40:02+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-02T08:41:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa shaacisay magacyada iyo sawirada seddex xubin oo halis ku ah ammaanka Kenya kuwaas oo ka tirsan Kooxda ka dagaalanto gudaha Soomaaliya ee Al-Shabaab. Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in baaritaan dheer iyo xog sirdoon oo la helay kadib la ogaaday magacyada shakhsiyaadkaan iyo sawiradooda. Seddexda qof oo dowladda Kenya soo bandhigtay magacyadooda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-02T08:40:02+00:00","article_modified_time":"2020-01-02T08:41:02+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/","name":"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg","datePublished":"2020-01-02T08:40:02+00:00","dateModified":"2020-01-02T08:41:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-shaacisay-sawirada-iyo-magacyada-xubno-katirtsan-al-shabaab-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo shaacisay Sawirada iyo Magacyada Xubno katirtsan Al Shabaab ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140523"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140523"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140525,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140523\/revisions\/140525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140524"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}