{"id":140549,"date":"2020-01-02T22:37:02","date_gmt":"2020-01-02T19:37:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140549"},"modified":"2020-01-02T22:40:37","modified_gmt":"2020-01-02T19:40:37","slug":"col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/","title":{"rendered":"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Col. Siciid Cawil Jaamac (Caare) oo hogaaminayey Jabhad dagaal la gashay ciidamada Somaliland ayaa Ciidamadiisii iyo hubkii ay wateen ku wareejiyey maamulka.<\/p>\n<p>Munaasabad kooban oo ka dhacday buurta Daallo ee duleedka Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayna goobjoog ka ahaayeen Odayaasha Dhaqanka Beeshiisa &amp; xubno ka socday maamulka Somaliland ayaa lagu wareejiyey dhamaan ciidamadii ka amar qaadanayey iyo hubkii ay wateen, oo horeyba uga goostay Somaliland.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa timid markii ay guuleysteen Wadahadallo bilihii la soo dhaafay ka socday deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag kuwaasoo ay ka soo shaqeeyeen waxgaradka beelaha.<\/p>\n<p>Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegaya in Col. Caare uu aadi doono dalka dibadiisa.<\/p>\n<p>Sannadkii 2018-kii bartamihiisii ayuu ka goostay Ciidamada Somaliland Col. Caare, isagoo noqday sarkaalkii ugu horreeyay ee jabhad sameysta, isla markaana dagaal khasaaro geysta la gala maamulka Somaliland, wuxuuna ka careysnaa dagaal beeleedyo ku soo laab laabtey deegaanka Ceel-Afweyn iyo qaabka uu maamulka Somaliland u wajahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ItyWcVG3_k4\" width=\"800\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140549 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/attachment\/202012637135556622774877\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"660\" height=\"495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/attachment\/202012637135556862083410\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"660\" height=\"354\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556862083410.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556862083410.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556862083410-300x161.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Col. Siciid Cawil Jaamac (Caare) oo hogaaminayey Jabhad dagaal la gashay ciidamada Somaliland ayaa Ciidamadiisii iyo hubkii ay wateen ku wareejiyey maamulka. Munaasabad kooban oo ka dhacday buurta Daallo ee duleedka Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayna goobjoog ka ahaayeen Odayaasha Dhaqanka Beeshiisa &amp; xubno ka socday maamulka Somaliland ayaa lagu wareejiyey dhamaan ciidamadii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140550,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Col. Siciid Cawil Jaamac (Caare) oo hogaaminayey Jabhad dagaal la gashay ciidamada Somaliland ayaa Ciidamadiisii iyo hubkii ay wateen ku wareejiyey maamulka. Munaasabad kooban oo ka dhacday buurta Daallo ee duleedka Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayna goobjoog ka ahaayeen Odayaasha Dhaqanka Beeshiisa &amp; xubno ka socday maamulka Somaliland ayaa lagu wareejiyey dhamaan ciidamadii ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-02T19:37:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-02T19:40:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/\",\"name\":\"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-02T19:37:02+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-02T19:40:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg\",\"width\":660,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Col. Siciid Cawil Jaamac (Caare) oo hogaaminayey Jabhad dagaal la gashay ciidamada Somaliland ayaa Ciidamadiisii iyo hubkii ay wateen ku wareejiyey maamulka. Munaasabad kooban oo ka dhacday buurta Daallo ee duleedka Magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ayna goobjoog ka ahaayeen Odayaasha Dhaqanka Beeshiisa &amp; xubno ka socday maamulka Somaliland ayaa lagu wareejiyey dhamaan ciidamadii ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-02T19:37:02+00:00","article_modified_time":"2020-01-02T19:40:37+00:00","og_image":[{"width":660,"height":495,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/","name":"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg","datePublished":"2020-01-02T19:37:02+00:00","dateModified":"2020-01-02T19:40:37+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/202012637135556622774877.jpg","width":660,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/col-caare-oo-hubkiisa-iyo-ciidamadiisii-ku-wareejiyey-somalilandsawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Col. Caare oo hubkiisa iyo ciidamadiisii ku wareejiyey Somaliland+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140549"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140554,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140549\/revisions\/140554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140550"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}