{"id":140578,"date":"2020-01-03T11:48:08","date_gmt":"2020-01-03T08:48:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140578"},"modified":"2020-01-03T11:48:08","modified_gmt":"2020-01-03T08:48:08","slug":"hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/","title":{"rendered":"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin"},"content":{"rendered":"<p>Madaxda maamul gobalka Shabeelada Dhexe, ayaa la sheegay in ay dhamaantood ku fashilmeen wax ka qabashada Isbaarooyin tiro badan oo la dhigtay qaybo kamid ah gobalka Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>Wadayaasha Gaadiidka ayaa sheegay in cabashadooda oo soo socotay ilaa saddexdii bil ee igu dambeysay, islamarkaana ay la kulmeen masuuliyiinta ugu sareysa HirShabelle ilaa hadana aysan jirin wax cid wax ka qabatay.<\/p>\n<p>Isbaarooyinka la soo dhigtay degmooyinka Warsheekh iyo Cadale ay yihiin kuwa ay ka dambeyso siyaasad i\u00fdo khilaaf u dhaxeeyo masuuliyiinta HirShabelle, sidoo kalane ay adagtahay in xal loo helo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa cabashadeyna aan gaarsiinay madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka ilaa gobalka iyo wasaaradda amniga, qaarkood waxay noo sheegeen in aysan waxba ka qaban karin\u201d ayuu yiri Xasan Eelaay oo ah guddoomiyaha isu tagga gaadiidka yar yar ee ku safra Shabeellada Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cDadka aan u dacwoonay qaarkood Isbaarada iyaga ayey u taalaa waxayna ka helaan dhaqaalo fiican, marka kama go\u2019na in ay joojiyaan ama ay qaadaan\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay Guddoomiye Xasan Eelaay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda maamul gobalka Shabeelada Dhexe, ayaa la sheegay in ay dhamaantood ku fashilmeen wax ka qabashada Isbaarooyin tiro badan oo la dhigtay qaybo kamid ah gobalka Shabeellada Dhexe. Wadayaasha Gaadiidka ayaa sheegay in cabashadooda oo soo socotay ilaa saddexdii bil ee igu dambeysay, islamarkaana ay la kulmeen masuuliyiinta ugu sareysa HirShabelle ilaa hadana aysan jirin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140579,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxda maamul gobalka Shabeelada Dhexe, ayaa la sheegay in ay dhamaantood ku fashilmeen wax ka qabashada Isbaarooyin tiro badan oo la dhigtay qaybo kamid ah gobalka Shabeellada Dhexe. Wadayaasha Gaadiidka ayaa sheegay in cabashadooda oo soo socotay ilaa saddexdii bil ee igu dambeysay, islamarkaana ay la kulmeen masuuliyiinta ugu sareysa HirShabelle ilaa hadana aysan jirin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-03T08:48:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/\",\"name\":\"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-01-03T08:48:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin - Wardoon","og_description":"Madaxda maamul gobalka Shabeelada Dhexe, ayaa la sheegay in ay dhamaantood ku fashilmeen wax ka qabashada Isbaarooyin tiro badan oo la dhigtay qaybo kamid ah gobalka Shabeellada Dhexe. Wadayaasha Gaadiidka ayaa sheegay in cabashadooda oo soo socotay ilaa saddexdii bil ee igu dambeysay, islamarkaana ay la kulmeen masuuliyiinta ugu sareysa HirShabelle ilaa hadana aysan jirin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-03T08:48:08+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/","name":"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg","datePublished":"2020-01-03T08:48:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/isbaaro.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hirshabelle-oo-qaati-laga-taagan-yahay-isbaarooyin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"HirShabelle oo qaati laga taagan yahay isbaarooyin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140578"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140580,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140578\/revisions\/140580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}