{"id":140617,"date":"2020-01-04T11:54:51","date_gmt":"2020-01-04T08:54:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140617"},"modified":"2020-01-04T11:54:51","modified_gmt":"2020-01-04T08:54:51","slug":"xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/","title":{"rendered":"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay magacaabay guddi doorasho cusub, maalin kadib markii uu kasoo horjeestay dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray Xaaf, ayuu ku magacaabay guddigan oo ka kooban 11-xubnood, waxaana uu ku armay inay soo xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan Janaayo.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa sidoo kale guddiga faray in guddoomiye iyo ku xigeen doortaan ugu dambeyn 12-ka bisha Janaayo.<\/p>\n<p>Magacaabistan ayaa timid maalin un kadib markii Xaaf uu sheegay in isagoo tix galinaya dastuurka dalka iyo kan u gaarka ah dowlad goboleedka Galmudug, uu dib ula laabtay awoodii uu horay ugu wareejiyey wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xaaf ayaa amray golihiisii wasiirrada iyo dhamaan howl-wadeenada kale ee maamulka inay ka shaqo bilaabaan xaafiisyadooda ugu dambeyn 15-ka bishan Janaayo 2020.<\/p>\n<p>Guddiga maamul u dhisidda Galmudug ayaa shalay aqbalay 20-ka xildhibaan ee ay soo gudbisay Ahlu-Sunna, taasi oo u muuqata inay ugu dambeyn xalin doonto khilaafkii ka dhaxeeyey dowladda iyo Ahlu-Sunna, balse tallaabooyinka uu qaaday Xaaf ayaa mugdi cusub gelin kara xaaladda Galmudug.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140618\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"1257\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1.jpg 1000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1-239x300.jpg 239w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1-815x1024.jpg 815w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1-768x965.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1-696x875.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-1-334x420.jpg 334w\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay magacaabay guddi doorasho cusub, maalin kadib markii uu kasoo horjeestay dowladda federaalka. Qoraal uu soo saaray Xaaf, ayuu ku magacaabay guddigan oo ka kooban 11-xubnood, waxaana uu ku armay inay soo xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan Janaayo. Xaaf ayaa sidoo kale guddiga faray in guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140619,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay magacaabay guddi doorasho cusub, maalin kadib markii uu kasoo horjeestay dowladda federaalka. Qoraal uu soo saaray Xaaf, ayuu ku magacaabay guddigan oo ka kooban 11-xubnood, waxaana uu ku armay inay soo xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan Janaayo. Xaaf ayaa sidoo kale guddiga faray in guddoomiye [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-04T08:54:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"777\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"437\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/\",\"name\":\"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-04T08:54:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg\",\"width\":777,\"height\":437},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay magacaabay guddi doorasho cusub, maalin kadib markii uu kasoo horjeestay dowladda federaalka. Qoraal uu soo saaray Xaaf, ayuu ku magacaabay guddigan oo ka kooban 11-xubnood, waxaana uu ku armay inay soo xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan Janaayo. Xaaf ayaa sidoo kale guddiga faray in guddoomiye [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-04T08:54:51+00:00","og_image":[{"width":777,"height":437,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/","name":"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg","datePublished":"2020-01-04T08:54:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xaaf-1.jpg","width":777,"height":437},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-guddi-doorasho-cusub-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo guddi doorasho cusub magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140617"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140620,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140617\/revisions\/140620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140619"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}