{"id":140661,"date":"2020-01-05T22:02:15","date_gmt":"2020-01-05T19:02:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140661"},"modified":"2020-01-05T22:02:15","modified_gmt":"2020-01-05T19:02:15","slug":"cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/","title":{"rendered":"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada isku-dhafka ah ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ee xarnta gobolka Mudug ayaa caawa qarax loogu xiray gaarigiisa.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa goor dhaw laga maqlay inta badan magaalada Gaalkacyo, waxuuna sarkaalkaas gaarigu kula qarxay xaafadda Siinaay ee waqooyiga Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Saraakiisha amaanka gobolka Mudug ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in sarkaalkaas oo lagu magacaabo Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin uu dhaawac culus ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay sheegeen saraakiisha amaanku in haatan taliye Cabdicasiis lagu dabiibayo isbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo, isla markaana aysan jirin cid kale oo waxyeello ka soo gaartay qaraxaas.<\/p>\n<p>Weli ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyadda qaraxa gaarigiisa loogu xiray masuulkaas ka tirsan saraakiisha ciidamada isku-dhafka ah ee ku sugan magaalada Gaalkacyo, waxaase xusid mudan in Al-Shabaab ay dusha u ridan jireen qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo horay uga dhacay magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada isku-dhafka ah ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ee xarnta gobolka Mudug ayaa caawa qarax loogu xiray gaarigiisa. Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa goor dhaw laga maqlay inta badan magaalada Gaalkacyo, waxuuna sarkaalkaas gaarigu kula qarxay xaafadda Siinaay ee waqooyiga Gaalkacyo. Saraakiisha amaanka gobolka Mudug ayaa warbaahinta u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140662,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140661","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada isku-dhafka ah ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ee xarnta gobolka Mudug ayaa caawa qarax loogu xiray gaarigiisa. Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa goor dhaw laga maqlay inta badan magaalada Gaalkacyo, waxuuna sarkaalkaas gaarigu kula qarxay xaafadda Siinaay ee waqooyiga Gaalkacyo. Saraakiisha amaanka gobolka Mudug ayaa warbaahinta u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-05T19:02:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/\",\"name\":\"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-05T19:02:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg\",\"width\":900,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo - Wardoon","og_description":"Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada isku-dhafka ah ee ka howlgala magaalada Gaalkacyo ee xarnta gobolka Mudug ayaa caawa qarax loogu xiray gaarigiisa. Qaraxa oo ahaa mid xoog leh ayaa goor dhaw laga maqlay inta badan magaalada Gaalkacyo, waxuuna sarkaalkaas gaarigu kula qarxay xaafadda Siinaay ee waqooyiga Gaalkacyo. Saraakiisha amaanka gobolka Mudug ayaa warbaahinta u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-05T19:02:15+00:00","og_image":[{"width":900,"height":600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/","name":"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg","datePublished":"2020-01-05T19:02:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sawir-hore.jpg","width":900,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdicasiis-faarax-maxamed-istakiin-oo-lagu-dhaacay-waqooyiga-galkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdicasiis Faarax Maxamed Istakiin oo lagu dhaacay Waqooyiga galkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140661"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140663,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140661\/revisions\/140663"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140662"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}