{"id":140667,"date":"2020-01-06T11:20:51","date_gmt":"2020-01-06T08:20:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140667"},"modified":"2020-01-06T11:20:51","modified_gmt":"2020-01-06T08:20:51","slug":"daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/","title":{"rendered":"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda  badan diiday qorshaha Kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Inta badan beellaha degaanada maamulka Galmudug oo siyaabo kala duwan Warbaahinta ula hadlay ayaa si weyn uga soo horjeestay qorshaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka waddo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa Kheyre ku eedeeyay in uu badalay inta badan odayaashii soo saxiixay dhismaha maamulka Galmudug sanadkii 2015-kii.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale sheegeen in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in xildhibaano ay soo qortay ay saxiixaan Odayaasha dhaqanka, islamarkaana aysan arintaasi aqbali doonin.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in dowladda dhexe ee Soomaaliya aysan dooneyn maamul dadka degaanka ay leeyihiin in laga dhiso Galmudug,laakiin ay doonayso maamul u shaqeeya dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa si adag u eedeeyay dowladda dhexe ee Soomaaliya oo uu sheegay in ay ku fashilantay dhismaha maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Odayaasha dhaqanka Beelaha maamulka Galmudug ay Cabasho u soo gudbiyeen, islamarkaana ay u sheegeen in aysan jirin Xildhibaano ay soo xuleen oo dowladda dhexe ee Soomaaliya Jeebkeeda ka waddo.<\/p>\n<p>Waxaa uu xusay in cabashooyin badan ay kasoo gaareen qeybaha kala duwan ee bulshadda degaanada maamulka Galmudug, islamarkaana uu ka shaqeyn doono dhismaha maamul loo dhan yahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/s9uAOnPUVe4\" width=\"1027\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badan beellaha degaanada maamulka Galmudug oo siyaabo kala duwan Warbaahinta ula hadlay ayaa si weyn uga soo horjeestay qorshaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka waddo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa Kheyre ku eedeeyay in uu badalay inta badan odayaashii soo saxiixay dhismaha maamulka Galmudug sanadkii 2015-kii. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140668,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Inta badan beellaha degaanada maamulka Galmudug oo siyaabo kala duwan Warbaahinta ula hadlay ayaa si weyn uga soo horjeestay qorshaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka waddo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa Kheyre ku eedeeyay in uu badalay inta badan odayaashii soo saxiixay dhismaha maamulka Galmudug sanadkii 2015-kii. Waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-06T08:20:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/\",\"name\":\"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png\",\"datePublished\":\"2020-01-06T08:20:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre - Wardoon","og_description":"Inta badan beellaha degaanada maamulka Galmudug oo siyaabo kala duwan Warbaahinta ula hadlay ayaa si weyn uga soo horjeestay qorshaha Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ka waddo magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ayaa Kheyre ku eedeeyay in uu badalay inta badan odayaashii soo saxiixay dhismaha maamulka Galmudug sanadkii 2015-kii. Waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-06T08:20:51+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/","name":"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png","datePublished":"2020-01-06T08:20:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/RW-KHEYRE.png","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beelaha-galmudug-oo-intooda-badan-diiday-qorshaha-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Beelaha Galmudug oo Intooda badan diiday qorshaha Kheyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140667"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140667"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140669,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140667\/revisions\/140669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140668"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}