{"id":140775,"date":"2020-01-08T12:36:42","date_gmt":"2020-01-08T09:36:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140775"},"modified":"2020-01-08T12:36:42","modified_gmt":"2020-01-08T09:36:42","slug":"agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/","title":{"rendered":"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay"},"content":{"rendered":"<p>Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax gaari oo ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo laga ilaaliyo Amaanka Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa dhacay Xili Ciidamada amaanka ay wadeen baaritaanka gaadiidka raaxada ee isaga kala goosha Xarumaha dowladda ee halkaasi Isticmaala.<\/p>\n<p>Inta la Xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhimatay Qaraxa oo uu ku jiro Agaasime Bille Ismaaciil, oo ka tirsanaa Wasaaradad Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>Tirada dhaawaca ayaa lagu sheegay ilaa 15 ruux oo u badan dadkii saarnaa gaadiidka raaxada ee marayay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax gaari oo ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo laga ilaaliyo Amaanka Madaxtooyada. Qaraxa ayaa dhacay Xili Ciidamada amaanka ay wadeen baaritaanka gaadiidka raaxada ee isaga kala goosha Xarumaha dowladda ee halkaasi Isticmaala. Inta la Xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhimatay Qaraxa oo uu ku jiro Agaasime [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140776,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140775","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax gaari oo ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo laga ilaaliyo Amaanka Madaxtooyada. Qaraxa ayaa dhacay Xili Ciidamada amaanka ay wadeen baaritaanka gaadiidka raaxada ee isaga kala goosha Xarumaha dowladda ee halkaasi Isticmaala. Inta la Xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhimatay Qaraxa oo uu ku jiro Agaasime [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-08T09:36:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"602\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/\",\"name\":\"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-08T09:36:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg\",\"width\":602,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay - Wardoon","og_description":"Warar hordhac ah ayaa kasoo baxaya Khasaaraha ka dhashay Qarax gaari oo ka dhacay Koontaroolka Sayidka oo laga ilaaliyo Amaanka Madaxtooyada. Qaraxa ayaa dhacay Xili Ciidamada amaanka ay wadeen baaritaanka gaadiidka raaxada ee isaga kala goosha Xarumaha dowladda ee halkaasi Isticmaala. Inta la Xaqiijiyay Afar qof ayaa ku dhimatay Qaraxa oo uu ku jiro Agaasime [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-08T09:36:42+00:00","og_image":[{"width":602,"height":415,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/","name":"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg","datePublished":"2020-01-08T09:36:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/FB_IMG_1578474082205.jpg","width":602,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasime-bille-ismaaciil-oo-kudhintay-qaraxii-saakay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasime Bille Ismaaciil oo kudhintay qaraxii saakay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140775"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140775"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140778,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140775\/revisions\/140778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140776"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}