{"id":140779,"date":"2020-01-08T21:00:35","date_gmt":"2020-01-08T18:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140779"},"modified":"2020-01-08T21:00:35","modified_gmt":"2020-01-08T18:00:35","slug":"trump-oo-u-jawaab-iranvideo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/","title":{"rendered":"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa daqiiqado ka hor soo dhamaaday shirkii jaraa\u2019id ee aad loo wada sugayey ee madaxweynaha Mareykanka Trump uu kaga hadlayey weerarkii gantaalaha ahaa oo ay Iran xalay saqdii dhexe ku qaaday saldhigyada Militari ee Mareykanka ee Iraq.<\/p>\n<p>Trump ayaa sheegay in Iran ay u muuqato \u201cinay dabceyso\u201d kadib markii weerarkii gantaallo ee ay ku qaadday uusan wax khasaare nafeed ah ka dhalan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa xusay inay Iran tahay dowlad nasiib badan maadaama uusan qof Mareykan ah wax ku noqonin duqeymihii gantaallada ahaa ee ay Iran adeegsatay inkastoo ay Iran horey u sheegtay inay ku dishay 80 ka mid ah askarta Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan ciidamadeena waa bad qabaan, islamarkaana waxyeelo yar ayaa gaartay saldhigyada. Ciidamadeenna weyn wax walba diyaar ayey u yihiin,\u201d ayuu Trump ku yiri khudbad uu shacabka Mareykanka uga jeediyey Aqalka Cad.<\/p>\n<p>\u201cIran waxay u muuqataa inay dabceyso, taasi oo ah wax u wanaagsan dhinacyada ay arrintan khuseyso iyo dunida oo dhan. Cid Mareykan ama Iraqi ah kuma dhiman weerarka,\u201d ayuu yiri madaxweyne Trump.<\/p>\n<p>Trump ayaa ku dhowaaqay in Mareykanka ay \u201ccunaqabateyno dheeri ah oo darran\u201d kusoo rogi doonaan Iran, hase yeeshee ma uusan sheegin wax aargudasho oo ka dhan ah weerarkii gantaallada \u2013 Taasi oo khubarada ay u arkeen jawaab miisaaman.<\/p>\n<p>Madaxweyne Trump ayaa quwadaha adduunka oo ay ku jiraan Russia iyo China ugu baaqay inay ka baxaan heshiiskii Nukliyeerka Iran ee 2015, islamarkaana ay ka shaqeeyaan heshiis cusub.<\/p>\n<p>\u201cDhammaanteen waa inaan ka shaqeynaa sidii aan Iran ula gaari lahayn heshiis dunida ka dhiga mid nabdoon oo ammaan ah.\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<p>Ilo-wareedyo Mareykanka iyo Yurub ah ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in Iran ay si ku talo-gal ah uga fogaatay inay khasaare nafeed gaarsiiso militariga Mareykanka, si aysan xaaladda uga sii darin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nis4Xy32e9M\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa daqiiqado ka hor soo dhamaaday shirkii jaraa\u2019id ee aad loo wada sugayey ee madaxweynaha Mareykanka Trump uu kaga hadlayey weerarkii gantaalaha ahaa oo ay Iran xalay saqdii dhexe ku qaaday saldhigyada Militari ee Mareykanka ee Iraq. Trump ayaa sheegay in Iran ay u muuqato \u201cinay dabceyso\u201d kadib markii weerarkii gantaallo ee ay ku qaadday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140780,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo u jawaab Iran+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa daqiiqado ka hor soo dhamaaday shirkii jaraa\u2019id ee aad loo wada sugayey ee madaxweynaha Mareykanka Trump uu kaga hadlayey weerarkii gantaalaha ahaa oo ay Iran xalay saqdii dhexe ku qaaday saldhigyada Militari ee Mareykanka ee Iraq. Trump ayaa sheegay in Iran ay u muuqato \u201cinay dabceyso\u201d kadib markii weerarkii gantaallo ee ay ku qaadday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-08T18:00:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"929\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/\",\"name\":\"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png\",\"datePublished\":\"2020-01-08T18:00:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png\",\"width\":929,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO - Wardoon","og_description":"Waxaa daqiiqado ka hor soo dhamaaday shirkii jaraa\u2019id ee aad loo wada sugayey ee madaxweynaha Mareykanka Trump uu kaga hadlayey weerarkii gantaalaha ahaa oo ay Iran xalay saqdii dhexe ku qaaday saldhigyada Militari ee Mareykanka ee Iraq. Trump ayaa sheegay in Iran ay u muuqato \u201cinay dabceyso\u201d kadib markii weerarkii gantaallo ee ay ku qaadday [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-08T18:00:35+00:00","og_image":[{"width":929,"height":513,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/","name":"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png","datePublished":"2020-01-08T18:00:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-10.png","width":929,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-u-jawaab-iranvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo u jawaab Iran+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140779"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140779"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140782,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140779\/revisions\/140782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140780"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}