{"id":140839,"date":"2020-01-10T14:50:39","date_gmt":"2020-01-10T11:50:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140839"},"modified":"2020-01-10T14:50:39","modified_gmt":"2020-01-10T11:50:39","slug":"aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/","title":{"rendered":"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga farsamada maamul u sameynta Gamudug ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska xildhibaanada cusub ee baarlamanka Galmudug oo muddo la sugayey.<\/p>\n<p>Liiskan ayaa ka kooban 83 xildhibaan oo isugu jira 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna iyo 63 xildhibaan oo ay soo gudbiyeen odayaasha beelaha.<\/p>\n<p>Waxaa liiska ka dhiman kaliya 6 xildhibaan, oo beelahooda aysan soo gudbin, ayada oo la filayo in maalmaha soo socda ay soo gudbiyaan.<\/p>\n<p>Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa lagu wadaa inuu kulankiisii ugu horeeyay yeesho toddobaadkan, kadib dib u dhacyo muddo badan hareeyay, waxaana xiga doona doorashada guddoonka baarlamanka iyo madaxweynaha.<\/p>\n<p>Liiskan ayaa imanaya ayada oo madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu dowladda kala noqdo u wakiilashadiisa arrimaha maamul u dhisidda Galmudug, islamarkaana ku adkeystay inay xukuumaddiisa sii shaqeyn doonto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140841\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81808268_2733657053336643_6854364768979910656_n.jpg\" alt=\"\" width=\"703\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81808268_2733657053336643_6854364768979910656_n.jpg 703w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81808268_2733657053336643_6854364768979910656_n-220x300.jpg 220w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81808268_2733657053336643_6854364768979910656_n-696x950.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81808268_2733657053336643_6854364768979910656_n-308x420.jpg 308w\" sizes=\"(max-width: 703px) 100vw, 703px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140840\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81728761_2733657153336633_5786146534915571712_n.jpg\" alt=\"\" width=\"693\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81728761_2733657153336633_5786146534915571712_n.jpg 693w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81728761_2733657153336633_5786146534915571712_n-217x300.jpg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81728761_2733657153336633_5786146534915571712_n-303x420.jpg 303w\" sizes=\"(max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140842\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82047429_2733657243336624_5497049769370976256_n-696x938-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"938\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82047429_2733657243336624_5497049769370976256_n-696x938-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82047429_2733657243336624_5497049769370976256_n-696x938-1-223x300.jpg 223w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82047429_2733657243336624_5497049769370976256_n-696x938-1-312x420.jpg 312w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga farsamada maamul u sameynta Gamudug ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska xildhibaanada cusub ee baarlamanka Galmudug oo muddo la sugayey. Liiskan ayaa ka kooban 83 xildhibaan oo isugu jira 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna iyo 63 xildhibaan oo ay soo gudbiyeen odayaasha beelaha. Waxaa liiska ka dhiman kaliya 6 xildhibaan, oo beelahooda aysan soo gudbin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140785,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140839","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga farsamada maamul u sameynta Gamudug ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska xildhibaanada cusub ee baarlamanka Galmudug oo muddo la sugayey. Liiskan ayaa ka kooban 83 xildhibaan oo isugu jira 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna iyo 63 xildhibaan oo ay soo gudbiyeen odayaasha beelaha. Waxaa liiska ka dhiman kaliya 6 xildhibaan, oo beelahooda aysan soo gudbin, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-10T11:50:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/\",\"name\":\"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-10T11:50:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug - Wardoon","og_description":"Guddiga farsamada maamul u sameynta Gamudug ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska xildhibaanada cusub ee baarlamanka Galmudug oo muddo la sugayey. Liiskan ayaa ka kooban 83 xildhibaan oo isugu jira 20-ka xildhibaan ee Ahlu-Sunna iyo 63 xildhibaan oo ay soo gudbiyeen odayaasha beelaha. Waxaa liiska ka dhiman kaliya 6 xildhibaan, oo beelahooda aysan soo gudbin, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-10T11:50:39+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/","name":"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg","datePublished":"2020-01-10T11:50:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/images.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/aqriso-magacyada-iyo-beelahaliiska-xildhibaanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Aqriso magacyada iyo beelaha)Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140839"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140839"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140844,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140839\/revisions\/140844"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140785"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}