{"id":140849,"date":"2020-01-11T12:06:32","date_gmt":"2020-01-11T09:06:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140849"},"modified":"2020-01-11T12:06:32","modified_gmt":"2020-01-11T09:06:32","slug":"xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/","title":{"rendered":"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu yahay Gaalkacyo ayaa ka horyimid liiska xildhibaanada cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Qoraalka uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa wuxuu ku sheegay inuu cambaareynayo, sidoo kalena ay la xisaabtami doonaan cida soo raartay liiska xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareen oo uu ku tilmaamay kuwa been abuur ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka gobollada Galgaduud iyo Mudug inay u istaagaan badbaadinta dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa intaasi ku daray in tallaabadaani ay tusaale iyo tilmaam u tahay nooca doorasho oo ay rabto xukuumadda Soomaaliya inay qabato 2020\/2021.<\/p>\n<p>Warkaan ayaa ku soo aadaya, iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka siyaasadeed ee weli ka taagan dhismaha Galmudug, kaas oo uu weji kale uu yaahay Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140850\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81812589_867433433672736_5840403340642484224_o.jpg\" alt=\"\" width=\"694\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81812589_867433433672736_5840403340642484224_o.jpg 694w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81812589_867433433672736_5840403340642484224_o-217x300.jpg 217w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/81812589_867433433672736_5840403340642484224_o-304x420.jpg 304w\" sizes=\"(max-width: 694px) 100vw, 694px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu yahay Gaalkacyo ayaa ka horyimid liiska xildhibaanada cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb. Qoraalka uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa wuxuu ku sheegay inuu cambaareynayo, sidoo kalena ay la xisaabtami doonaan cida soo raartay liiska xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareen oo uu ku tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140684,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140849","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu yahay Gaalkacyo ayaa ka horyimid liiska xildhibaanada cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb. Qoraalka uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa wuxuu ku sheegay inuu cambaareynayo, sidoo kalena ay la xisaabtami doonaan cida soo raartay liiska xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareen oo uu ku tilmaamay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-11T09:06:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/\",\"name\":\"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2020-01-11T09:06:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"width\":656,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) oo hadda fadhigiisu yahay Gaalkacyo ayaa ka horyimid liiska xildhibaanada cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareeb. Qoraalka uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa wuxuu ku sheegay inuu cambaareynayo, sidoo kalena ay la xisaabtami doonaan cida soo raartay liiska xildhibaanada looga dhawaaqay magaalada Dhuusamareen oo uu ku tilmaamay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-11T09:06:32+00:00","og_image":[{"width":656,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/","name":"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","datePublished":"2020-01-11T09:06:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","width":656,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-been-abuur-kutilmaamay-xildhibanada-cusub-ee-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo been abuur kutilmaamay Xildhibanada cusub ee Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140849"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140849"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140849\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140852,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140849\/revisions\/140852"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140684"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140849"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140849"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140849"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}