{"id":140878,"date":"2020-01-11T14:30:46","date_gmt":"2020-01-11T11:30:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140878"},"modified":"2020-01-11T14:30:46","modified_gmt":"2020-01-11T11:30:46","slug":"daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/","title":{"rendered":"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa sheegay inaysan Beeshiisu Aqbali doonin, in la kala diro Gudiga Doorashooyinka , Wuxuuna si gaar ah Farta ugu Fiiqay C.rashiid Riyo-raac.<\/p>\n<p>\u201cCawaaqib Xumada Riyyo Raac waxay Somaliland ku Noqon doontaa, Wiilkii Yaraa ee Tunuusiya iyo Dalal badan wax ka badalay, Markaa Arintaasi Somaliland way ku Burburi doontaa \u201c. Ayuu yidhi Boqor Buur-madow.<\/p>\n<p>Boqor Cismaan Buurmadow oo la waydiiyey Sida Shaqsi Somaliland loogu Burburin karo, ayaa sheegay inuu Cabdirashiid Riyo raac uu Gudiga Doorashooyinka Hogaamiyo, Balse aanu shaqsi ahayn.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa wax laga waydiiyey Siyaasiyiinta Beesha uu kasoo jeedo ee doonaya inay Qabtaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,<\/p>\n<p>\u201cDhaqanka Habarjecelo waa dhaqan adag, Habar Jeclo geed ayay isla tagtaa, Hadii ay noqoto wax Reerka u yaalla, go\u2019aan ayaa laga soo saaraa, Balse hada Arinta Loolanka loo gelinayo Maxamuud Xaashi iyo Maxamed Kaahin waa isku mid, Midna gaar uma taageerayo, Balse midkoodna Gacanta waxba kuma hayo\u201d Ayuu yidhi Boqor Buur-madow.<\/p>\n<p>Boqor Buur-madow Wuxuu sidoo kale sheegay inay Beeshiisu ku Khasaartay Taageeradii ay siisay Xukuumadda Muuse Biixi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VduXerXRp2M\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa sheegay inaysan Beeshiisu Aqbali doonin, in la kala diro Gudiga Doorashooyinka , Wuxuuna si gaar ah Farta ugu Fiiqay C.rashiid Riyo-raac. \u201cCawaaqib Xumada Riyyo Raac waxay Somaliland ku Noqon doontaa, Wiilkii Yaraa ee Tunuusiya iyo Dalal badan wax ka badalay, Markaa Arintaasi Somaliland way [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140879,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa sheegay inaysan Beeshiisu Aqbali doonin, in la kala diro Gudiga Doorashooyinka , Wuxuuna si gaar ah Farta ugu Fiiqay C.rashiid Riyo-raac. \u201cCawaaqib Xumada Riyyo Raac waxay Somaliland ku Noqon doontaa, Wiilkii Yaraa ee Tunuusiya iyo Dalal badan wax ka badalay, Markaa Arintaasi Somaliland way [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-11T11:30:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/\",\"name\":\"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-01-11T11:30:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png\",\"width\":707,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d - Wardoon","og_description":"Boqor Cismaan Maxamuud Buur-madow oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa, ayaa sheegay inaysan Beeshiisu Aqbali doonin, in la kala diro Gudiga Doorashooyinka , Wuxuuna si gaar ah Farta ugu Fiiqay C.rashiid Riyo-raac. \u201cCawaaqib Xumada Riyyo Raac waxay Somaliland ku Noqon doontaa, Wiilkii Yaraa ee Tunuusiya iyo Dalal badan wax ka badalay, Markaa Arintaasi Somaliland way [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-11T11:30:46+00:00","og_image":[{"width":707,"height":532,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/","name":"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png","datePublished":"2020-01-11T11:30:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-15.png","width":707,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-buur-madow-habar-jeclo-way-ku-khasaartay-xukuumadda-biixi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Boqor Buur-madow \u201c Habar Jeclo way ku khasaartay Xukuumadda Biixi\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140878"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140878"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140880,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140878\/revisions\/140880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140879"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}