{"id":140941,"date":"2020-01-13T10:24:48","date_gmt":"2020-01-13T07:24:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140941"},"modified":"2020-01-13T10:24:48","modified_gmt":"2020-01-13T07:24:48","slug":"alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/","title":{"rendered":"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Kamuudey oo ka tirsan magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyo Bari, Kenya.<\/p>\n<p>Weerarka oo ahaa mid gaadma ah ayaa waxaa lagu qaaday saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaankaasi, iyadoona la sheegay in dagaalyahannadu ay gubeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale weerarkaan ayaa waxaa lagu dilay illaa saddex Macalin Iskuul;oo ku sugnaa deegaanka, sida ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daray in ragga weerarka fuliyey ay burburiyeen xarun ay shirkadda Safaaricom ku leedahay deegaanka<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda wax hadal ah kama soo bixin labada dhinac oo ku aadan weerarkaasi iyo sida uu u dhacay.<\/p>\n<p>Tan iyo markii la guda galay sanadkaan cusub ee 2020-ka kooxda Al-Shabaab ayaa kordhisay weeraradeeda Kenya, gaar ahaan deegaanada dhaca xadka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Weeraradii ugu dambeeyey ee khasaaraha badan geystay waxaa ka mid ahaa midkii dhowana ka dhacay gobolka xeebta ee Lamu ee lala beegsaday saldhig ay wada daganaayeen ciidamada dalka Kenya iyo kuwa Mareykankan ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Kamuudey oo ka tirsan magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyo Bari, Kenya. Weerarka oo ahaa mid gaadma ah ayaa waxaa lagu qaaday saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaankaasi, iyadoona la sheegay in dagaalyahannadu ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140942,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140941","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Kamuudey oo ka tirsan magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyo Bari, Kenya. Weerarka oo ahaa mid gaadma ah ayaa waxaa lagu qaaday saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaankaasi, iyadoona la sheegay in dagaalyahannadu ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-13T07:24:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/\",\"name\":\"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-01-13T07:24:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa - Wardoon","og_description":"Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogan oo saaka dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen deegaanka Kamuudey oo ka tirsan magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyo Bari, Kenya. Weerarka oo ahaa mid gaadma ah ayaa waxaa lagu qaaday saldhig ciidanka Kenya ay ku leeyihiin deegaankaasi, iyadoona la sheegay in dagaalyahannadu ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-13T07:24:48+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/","name":"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg","datePublished":"2020-01-13T07:24:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-1.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alshabaab-oo-saaka-weerar-cusub-ku-qaaday-gaarisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alshabaab oo Saaka Weerar Cusub ku Qaaday Gaarisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140941"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140941"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140941\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140943,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140941\/revisions\/140943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140942"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}