{"id":140949,"date":"2020-01-13T10:38:09","date_gmt":"2020-01-13T07:38:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140949"},"modified":"2020-01-13T10:38:09","modified_gmt":"2020-01-13T07:38:09","slug":"trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/","title":{"rendered":"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria"},"content":{"rendered":"<p>Donald Trump ayaa dib u soo cusbooneysiiyay hanjabaadiisa ku aadan in uu si qasab ah shidaalka uga xadayo Syria, waana tilaabo ay khubaradu sheegeen in ay noqon karto dambi dagaal.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa difaacay go&#8217;aankiisii ahaa in ciidammada Mareykanka ee laga saaray Siiriya bishii Oktoobar ay halkaas u joogeen oo keliya sugidda haamaha shidaalka ee Suuriya.<\/p>\n<p>\u201cWaxay dhaheen wuxuu ka tagey ciidamada Siiriya\u2026 ma ogtahay waxaan sameeyay? Waxaan qaatay saliida, \u201dayuu yidhi Trump xilli uu wareysi siinayay Fox News.<\/p>\n<p>Bishii Oktoobar, wax yar un ka dib bixitaankiisii kadiska ahaa ee ciidamada Mareykanka, madaxweyne Trump ayaa sheegay inuu doonayo shirkad Mareykan ah oo shidaal ugasoo qaada Siiriya iyada oo wakiil ka ah dowladda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan damacsan yahay inaan heshiis la galo ExxonMobil ama mid ka mid ah shirkaddeena waa weyn si ay halkaas u galaan (Siiriya) oo ay si sax ah u fuliyaan go\u2019aankayga,&#8221; ayuu yidhi Trump.<\/p>\n<p>Si kastaba ha noqotee, tallaabada noocan oo kale ah waxay u eg tahay boob iyo bililiqo, waana ficillo ka hor imaanaya sharciga caalamiga ah iyo xeerarka dagaalka.<\/p>\n<p>Heshiiska Geneva, oo Mareykanku qeyb ka yahay saxiixayaashiisa, wuxuu si cad u mamnuucayaa boobka hantida inta lagu jiro isku dhacyada, isagoo ku qeexay inuu yahay fal dambiyeed dagaal.<\/p>\n<p>Kahor intuusan soo gelin Aqalka Cad, Mr Trump wuxuu dhowr jeer yiri Mareykanka waa in ay saliida ka qaataan wadamada kale ee bariga dhexe oo ay ciidamada Maraykanka joogaan sida Iraq iyo Liibiya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.newsmax.com\/politics\/oil-troops-withdrawal-iraqwar\/2020\/01\/11\/id\/949399\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Donald Trump ayaa dib u soo cusbooneysiiyay hanjabaadiisa ku aadan in uu si qasab ah shidaalka uga xadayo Syria, waana tilaabo ay khubaradu sheegeen in ay noqon karto dambi dagaal. Madaxweynaha ayaa difaacay go&#8217;aankiisii ahaa in ciidammada Mareykanka ee laga saaray Siiriya bishii Oktoobar ay halkaas u joogeen oo keliya sugidda haamaha shidaalka ee Suuriya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140950,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Donald Trump ayaa dib u soo cusbooneysiiyay hanjabaadiisa ku aadan in uu si qasab ah shidaalka uga xadayo Syria, waana tilaabo ay khubaradu sheegeen in ay noqon karto dambi dagaal. Madaxweynaha ayaa difaacay go&#8217;aankiisii ahaa in ciidammada Mareykanka ee laga saaray Siiriya bishii Oktoobar ay halkaas u joogeen oo keliya sugidda haamaha shidaalka ee Suuriya. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-13T07:38:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"372\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/\",\"name\":\"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-13T07:38:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg\",\"width\":660,\"height\":372},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria - Wardoon","og_description":"Donald Trump ayaa dib u soo cusbooneysiiyay hanjabaadiisa ku aadan in uu si qasab ah shidaalka uga xadayo Syria, waana tilaabo ay khubaradu sheegeen in ay noqon karto dambi dagaal. Madaxweynaha ayaa difaacay go&#8217;aankiisii ahaa in ciidammada Mareykanka ee laga saaray Siiriya bishii Oktoobar ay halkaas u joogeen oo keliya sugidda haamaha shidaalka ee Suuriya. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-13T07:38:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":372,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/","name":"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg","datePublished":"2020-01-13T07:38:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/2020113637144711837595983.jpg","width":660,"height":372},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-ku-hanjabay-inuu-si-xoog-ah-shidaalka-uga-xadayo-syria\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo ku hanjabay inuu si xoog ah shidaalka uga xadayo Syria"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140949"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140951,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140949\/revisions\/140951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140950"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}