{"id":140952,"date":"2020-01-13T11:30:32","date_gmt":"2020-01-13T08:30:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140952"},"modified":"2020-01-13T11:30:32","modified_gmt":"2020-01-13T08:30:32","slug":"deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/","title":{"rendered":"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday S\/guuto Siciid Abyan Cigaal, Guddoomiyihii maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland, Guddoomiye ku xigeenkii G\/sare Maxamuud Nuur Muuse, Garsoore G\/sare Aadan Xuseen Maxamed, Garsoore G\/sare Maxamed Aadan Jaamac, Garsoore G\/sare Cabdirisaaq Axmed Cali iyo Garsoore G\/sare Cabdifitaax Xaaji Aadan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa xilka qaadista u cuskaday markii uu arkay cabashooyin taxanaha ah iyo caddaalad-darro ka imanaysa mas\u2019uuliyiinta dowladda qaarkood iyo dadweynaha Puntland, sida uu ku sheegay digreeto ka soo baxday xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa G\/Sare Axmed Cabdi Bootaan si ku meel gaar ah ugu magacaabay Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland oo haatan ku sugan magaalada Boosaaso ayaa 24 saac ee la soo dhaafay magacaabis iyo xilka qaadis kala duwan sameynayey.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso digreetada xilka-qaadis iyo magacaabida maxkamada ciidamada Puntland<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.09 kuna taariikheysan 12 January, 2020 ayaa Guddoomiye Ku meel gaar ah u magacaabay Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu xilka-qaadis ku sameeyay Guddoonka iyo Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad, faqraddiisa 19-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka 87-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Cabashooyinka taxanaha ah ee caddaalad-darro oo ka imanaya mas\u2019uuliyiinta Dowladda qaarkood iyo dadweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Markuu garowsadey: In dib-u-habeyn lagu sameeyo guddoonka iyo garsooreyaasha Maxkamadaha Sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>Wuxuu xeeriyey:<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa G\/Sare. Axmed Cabdi Bootaan si ku meel gaar ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland.<br \/>\nWaxaa xilka qaadis lagu sameeyey Guddoonka iyo Garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo Danbiyada Culus ee Dowladda Puntland, kuwaasi oo kala ah:<\/p>\n<p>2.1. S\/guuto. Siciid Abyan Cigaal Guddoomiye<br \/>\n2.2. G\/sare. Maxamuud Nuur Muuse Guddoomiye ku-xigeen<br \/>\n2.3. G\/sare. Aadan Xuseen Maxamed Garsoore<br \/>\n2.4. G\/sare. Maxamed Aadan Jaamac Garsoore<br \/>\n2.5. G\/sare. Cabdirisaaq Axmed Cali Garsoore<br \/>\n2.6. G\/sare. Cabdifitaax Xaaji Aadan Garsoore<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n<p><strong>= DHAMMAAD=<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday S\/guuto Siciid Abyan Cigaal, Guddoomiyihii maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland, Guddoomiye ku xigeenkii G\/sare Maxamuud Nuur Muuse, Garsoore G\/sare Aadan Xuseen Maxamed, Garsoore G\/sare Maxamed Aadan Jaamac, Garsoore G\/sare Cabdirisaaq Axmed Cali iyo Garsoore G\/sare Cabdifitaax Xaaji Aadan. Madaxweyne Deni ayaa xilka qaadista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140792,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday S\/guuto Siciid Abyan Cigaal, Guddoomiyihii maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland, Guddoomiye ku xigeenkii G\/sare Maxamuud Nuur Muuse, Garsoore G\/sare Aadan Xuseen Maxamed, Garsoore G\/sare Maxamed Aadan Jaamac, Garsoore G\/sare Cabdirisaaq Axmed Cali iyo Garsoore G\/sare Cabdifitaax Xaaji Aadan. Madaxweyne Deni ayaa xilka qaadista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-13T08:30:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"408\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"230\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/\",\"name\":\"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-13T08:30:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg\",\"width\":408,\"height\":230},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland - Wardoon","og_description":"Madaxweyne Deni ayaa xilkii ka qaaday S\/guuto Siciid Abyan Cigaal, Guddoomiyihii maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland, Guddoomiye ku xigeenkii G\/sare Maxamuud Nuur Muuse, Garsoore G\/sare Aadan Xuseen Maxamed, Garsoore G\/sare Maxamed Aadan Jaamac, Garsoore G\/sare Cabdirisaaq Axmed Cali iyo Garsoore G\/sare Cabdifitaax Xaaji Aadan. Madaxweyne Deni ayaa xilka qaadista [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-13T08:30:32+00:00","og_image":[{"width":408,"height":230,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/","name":"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg","datePublished":"2020-01-13T08:30:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/699709A5-BC11-476F-A1E2-807B4BE681AC_w408_r1_s.jpg","width":408,"height":230},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-xilkii-kaqaaday-guddoonkii-iyo-garsoorayaashii-maxkamada-ciidamada-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo xilkii kaqaaday Guddoonkii iyo garsoorayaashii Maxkamada ciidamada Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140952"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140953,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140952\/revisions\/140953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140792"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}