{"id":140972,"date":"2020-01-13T23:17:22","date_gmt":"2020-01-13T20:17:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140972"},"modified":"2020-01-13T23:17:22","modified_gmt":"2020-01-13T20:17:22","slug":"wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/","title":{"rendered":"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii \u201cuu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney\u201d, sida uu qoray wargeyska Daily Monitor.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u heystay xaaskiisa uu yahay nin lagu magacaabo Richard Tumushabe.<\/p>\n<p>Wadaadkan, oo sida la sheegay la khiyaanay, ayaa u maleynayay inuu guursaday haweeney la yiraahdo Swabullah Nabukeera, sida uu faahfaahiyay wargeyska.<\/p>\n<p>Xogtan, oo sheekadeeda si weyn loo hadal hayay maalmihii lasoo dhaafay, ayaa lagu sheegay in khiyaanada shaaca laga qaaday ka dib markii ay boolisku xireen Tumushabe, oo lagu tuhmay inuu telefishin iyo dhar ka xaday guri daris la ah guriga cusub ee xaas ahaanta loo dajiyay.<\/p>\n<p>\u201cHaweeney askariyad ah oo ka tirsan booliska oo howlahooda caadiga ah ku guda jira, ayaa baaritaan ku sameysay \u201cqof dumar ah\u201d, oo markii dambe xabsiga saldhigga la geeyay. Hase ahaatee waxaa la argagaxay markii baaritaanno dheeri ah lagu sameeyay oo la fahmay in qofkii dumarka loo maleynayay uu yahay nin isqarinayay\u201d, sidaas waxaa yiri Mr Mugera, oo uu soo xigtay wargeyska.<\/p>\n<p>Sheekh Mutunba \u2013 oo imaam ka ah masaajid ku yaalla xaafadda Kyampisi, oo qiyaastii 100km (62 miles) dhinaca waqooyi ka xigta magaalada caasimadda ah ee Kampala \u2013 ayuu wargeysku sheegay inuusan gogol la wadaagin qofka uu u heystay xaaskiisa cusub, ka dib markii ninka haweeneyda iskadhigayay uu u sheegay inuu caado qabo.<\/p>\n<p>\u201cDurbaba waxaan ninka la xiray kusoo oognay dacwado isugu jira, khiyaano muuqaal baddalis ah, tuugnimo iyo inuu si sharci darro ah qalab ku qaatay isagoo been ka sheegaya aqoonsigiisa saxda ah\u201d, ayuu yiri Mr Mugera, oo lasoo xigtay.<\/p>\n<p>Wargeyska Daily Monitor ayaa soo tabiyay in Sheekh Abdul Noor Kakande, oo ah qaaddiga gobolka, uu dhacdadan ku tilmaamay mid nasiib darro ah, haddana baaritaanno lagu wado imaamka.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo lagu soo warramay in Sheekh Isa Busuulwa, oo ah imaamka ugu weyn masjidka uu sheekh Mutunba khudbadaha ka jeedin jiray, uu sheegay in hadda xiriirka loo jaray wadaadkaas, iyadoo la dhowrayo sharafta muslimiinta iyo diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Daily Monitor ayaa intaas ku daray in Sheekh Mutunba uusan gurigiisa tagin afartii maalmood ee lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cAad buu ugu niyad jabay waxa dhacay, wuxuuna u baahan yahay in la talin loo sameeyo\u201d, waxaa sidaas laga soo xigtay ilo-wareedyo aan la magaacin.<\/p>\n<p>Laakin ilaa iyo hadda lama sheegin cidda kale ee ku lugta lahayd dhacdadaas, ama suurtagalisay in sheekha nin loogu baddalo gabadhii uu guursanayay.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-140972 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/tumushabe1-703x422\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"703\" height=\"422\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe1-703x422-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe1-703x422-1.jpg 703w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe1-703x422-1-300x180.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe1-703x422-1-696x418.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe1-703x422-1-700x420.jpg 700w\" sizes=\"(max-width: 703px) 100vw, 703px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/tumushabe2-650x437\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"650\" height=\"437\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe2-650x437-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe2-650x437-1.jpg 650w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe2-650x437-1-300x202.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/tumushabe2-650x437-1-625x420.jpg 625w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/home01pix\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"600\" height=\"400\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.newvision.co.ug\/new_vision\/news\/1513256\/imam-newly-wed-wife\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii \u201cuu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney\u201d, sida uu qoray wargeyska Daily Monitor. Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u heystay xaaskiisa uu yahay nin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140975,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140972","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii \u201cuu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney\u201d, sida uu qoray wargeyska Daily Monitor. Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u heystay xaaskiisa uu yahay nin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-13T20:17:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/\",\"name\":\"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-13T20:17:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii \u201cuu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney\u201d, sida uu qoray wargeyska Daily Monitor. Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u heystay xaaskiisa uu yahay nin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-13T20:17:22+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/","name":"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg","datePublished":"2020-01-13T20:17:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/home01pix.jpg","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadaad-la-aqal-galay-nin-isaga-soo-dhigay-naag-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140972"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140972"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140976,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140972\/revisions\/140976"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140975"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}