{"id":140977,"date":"2020-01-14T10:22:45","date_gmt":"2020-01-14T07:22:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140977"},"modified":"2020-01-14T10:22:45","modified_gmt":"2020-01-14T07:22:45","slug":"daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa cadeeyay in uu neceb yahay siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna shaaciyay sababta keentay in uu naco Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Muuse Suudi oo hadal ka jeediyay xarunta Aqalka sare ayaa sheegay in uu neceb yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in naceybka uu u qabo Madaxweynaha uusan ku saleysneen qabiil balse shaqdiisa iyo hab maamulkiisa ku nacay.<\/p>\n<p>\u201cAniga Madaxweynaha qabiil ahaan uma necbi, laakiin shaqo ahaan ayaan u necbahay\u2026 maalintii uu yimid Madaxtooyada oo xilka lagu wareejinaayey, ciidan ayaa u safnaa oo salaan ay siinayeen, roog cas ayaa loo dhigay, isagoo xilka lagu wareejinayey ayuu yiri: Dowladii Kacaanka iyo Aniga dowlad nooma dhaxeyn, kalmadaas ayaan uga quustay gacantaan u taagay Madaxtooyada iyo aduunyadeeda mahaas aan ku dhaafay\u201d ayuu yiri Muuse Suudi Yalaxow.<\/p>\n<p>Muuse Suudi ayaa sidoo kale sheegay in Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Kheyre uusan isna la laheyn xiriir , waxa uuna cadeeyay sababta keentay in Ra\u2019isul Wasaaraha isna uusan xiriir la yeelan kana haro,<\/p>\n<p>\u201d Dadku waxa ay qabaan in aan dadka gardaro uga heray, Ra\u2019isul Wasaaraha sharafta leh inta uu Xukuumada dhisin aan is aragnay wax baan ka cabanayay, waxaan ku dhahay in aan ku arko ayaan rabaa, sadex beri aan ku dhisaa Xukuumada ee ma isugu kartaa igu yiri ane kuma sugi karo aan ku dhahay, kahor aan rabaa in aan ku arko ayaan ku iri asna waayahay ayuu igu yiri, shan beri ayuu joogay waxiisa ayuu dhistay ana mahaas gacantaan ugu taagay , labada ninbo nin walbo waxa aan uga heray waa saas \u201d ayuu yiri Muuse Siidi.<\/p>\n<p>Siyaasiga Muuse Suudi Yalaxow ayaa ah nin aan la ganban aragtidiisa waxa uuna marar badan weeraray siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxda dowlada ugu sareysa gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra\u2019isul Wasaaraha.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1jhgNcYvza8\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa cadeeyay in uu neceb yahay siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna shaaciyay sababta keentay in uu naco Madaxweynaha. Muuse Suudi oo hadal ka jeediyay xarunta Aqalka sare ayaa sheegay in uu neceb yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in naceybka uu u qabo Madaxweynaha uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140978,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa cadeeyay in uu neceb yahay siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna shaaciyay sababta keentay in uu naco Madaxweynaha. Muuse Suudi oo hadal ka jeediyay xarunta Aqalka sare ayaa sheegay in uu neceb yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in naceybka uu u qabo Madaxweynaha uusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-14T07:22:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"603\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"489\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png\",\"datePublished\":\"2020-01-14T07:22:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png\",\"width\":603,\"height\":489},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo - Wardoon","og_description":"Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa cadeeyay in uu neceb yahay siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna shaaciyay sababta keentay in uu naco Madaxweynaha. Muuse Suudi oo hadal ka jeediyay xarunta Aqalka sare ayaa sheegay in uu neceb yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in naceybka uu u qabo Madaxweynaha uusan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-14T07:22:45+00:00","og_image":[{"width":603,"height":489,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/","name":"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png","datePublished":"2020-01-14T07:22:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-17.png","width":603,"height":489},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-suudi-oo-sheegay-inuu-neceb-yahay-madaxweyne-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140977"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140977"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140979,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140977\/revisions\/140979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140978"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}