{"id":140980,"date":"2020-01-14T10:33:35","date_gmt":"2020-01-14T07:33:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140980"},"modified":"2020-01-14T10:33:35","modified_gmt":"2020-01-14T07:33:35","slug":"nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Tartan adag ayaa la filayaa in maalmo kadib uu dhaxmaro laba Xildhibaan oo u sharaxan kursiga guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo kala matalaya siyaasiinta mucaaradka ah iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labadaan Xildhibaan ayaa ka soo kala-jeeda degmooyinka Ceel-dheer iyo Ceel-buur, waxayna taageero ka kala heestaan Xisbiyada mucaaradka ah ee uu ugu horreeyo UPD, oo ah Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labadaan masuul ayaa lagu kala magacaabaa Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Xildhibaan Cabdinaasir Aadan Cusmaan oo ay qaraabo yihiin madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna noqon doonaan calaamada muujineysa guusha iyo guul darrada Nabad iyo Nolal ee doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Haddii kursiga guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug uu ku soo baxo Xildhibaan Cabdinaasir Aadan Cusmaan oo ka soo jeeda Ceel-dheer, waxaa cad in ay halkaas ku guul dareysatay Nabad iyo Nolal balse hadii uu kursigaas ku soo baxo Xildhibaan Dr. Gacal waxay u muuqataa in aysan wal wal badan qabin Nabad iyo Nolal, maadaama codadka guddoomiyaha lagu doorto ay ku filantahay musharaxa madaxweyne oo ay wataan.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in Cabdinaasir uu illaa iyo hadda u muuqdo inuu ka taageero badan yahay Gacal, taasi oo ahayd sababtii walaacisay dowladda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140982\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/abdnasr.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/abdnasr.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/abdnasr-300x218.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/abdnasr-324x235.jpeg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/abdnasr-579x420.jpeg 579w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Nabad iyo Nolol ayaa isku dayday inay hor-istaagto xildhibaannimada Cabdinaasir ayada oo ka cabsi qabta inuu kursiga ku ciriiriyo Dr. Gacal, hase yeeshee cadaadis ay beeshiisa saartay ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa lagu ogolaaday.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140983\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-3.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-3.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-3-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/p>\n<p>Ma fududo in rabitaanka dhan kasta uu si sahlan ku yimaado, hasa yeeshee waxaa la sugayaa natiijada ugu dambeysa ee doorashada Galmudug oo ay ka harsan tahay maalmo kooban sida ay maanta shaaciyeen guddiga doorashada ee baarlamaanka maamulkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartan adag ayaa la filayaa in maalmo kadib uu dhaxmaro laba Xildhibaan oo u sharaxan kursiga guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo kala matalaya siyaasiinta mucaaradka ah iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Labadaan Xildhibaan ayaa ka soo kala-jeeda degmooyinka Ceel-dheer iyo Ceel-buur, waxayna taageero ka kala heestaan Xisbiyada mucaaradka ah ee uu ugu horreeyo UPD, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140981,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140980","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Tartan adag ayaa la filayaa in maalmo kadib uu dhaxmaro laba Xildhibaan oo u sharaxan kursiga guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo kala matalaya siyaasiinta mucaaradka ah iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Labadaan Xildhibaan ayaa ka soo kala-jeeda degmooyinka Ceel-dheer iyo Ceel-buur, waxayna taageero ka kala heestaan Xisbiyada mucaaradka ah ee uu ugu horreeyo UPD, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-14T07:33:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-14T07:33:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Tartan adag ayaa la filayaa in maalmo kadib uu dhaxmaro laba Xildhibaan oo u sharaxan kursiga guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug, kuwaas oo kala matalaya siyaasiinta mucaaradka ah iyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Labadaan Xildhibaan ayaa ka soo kala-jeeda degmooyinka Ceel-dheer iyo Ceel-buur, waxayna taageero ka kala heestaan Xisbiyada mucaaradka ah ee uu ugu horreeyo UPD, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-14T07:33:35+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/","name":"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg","datePublished":"2020-01-14T07:33:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nabad-iyo-nolal-iyo-mucaaradka-oo-tar-tankii-ugu-adkaa-kudhexmari-doono-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nabad iyo Nolal iyo Mucaaradka oo tar tankii ugu adkaa kudhexmari doono Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140980"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140980"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140980\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140985,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140980\/revisions\/140985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140981"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140980"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140980"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140980"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}