{"id":140992,"date":"2020-01-14T23:10:55","date_gmt":"2020-01-14T20:10:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140992"},"modified":"2020-01-14T23:10:55","modified_gmt":"2020-01-14T20:10:55","slug":"qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/","title":{"rendered":"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana  Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka madaxwaynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa ah musharaxa ay wadato xukuumadda Soomaaliya ee doorashada Galmudug, waxaana la filayaa in lacag badan oo la siinayo xildhibaanada codeynaya ay ku baxdo sidii uu ugu soo bixi lahaa xilkan.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa sidoo kale isku dayday in xildhibaanada ay soo xulayeen odayaasha qaarkood ay beddesho, si ay u xaqiijiso in lasoo magacaabo xildhibaano xukuumadda ku aragti ah, inkasta oo qorshahaas aanu guuleysan.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa wajahaya loolan adag oo uga imaanaya Musharaxyo dhowr ah oo taageero ka heysta Xisbiyo iyo Ahlusuna Wal-jameeca oo xubno gaaraya 20 Xildhibaan ku leh Baarlamaanka cusub ee Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada Galmudug ayaa la filayaa inay noqoto mid adag, waxaana wararkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in lama filaan uu ka dhici karo, lagana yaabo in xukuumadda looga adkaado.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/m2lqbwyo0Yc\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka madaxwaynaha Galmudug. Qoor Qoor ayaa ah musharaxa ay wadato xukuumadda Soomaaliya ee doorashada Galmudug, waxaana la filayaa in lacag badan oo la siinayo xildhibaanada codeynaya ay ku baxdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140993,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140992","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka madaxwaynaha Galmudug. Qoor Qoor ayaa ah musharaxa ay wadato xukuumadda Soomaaliya ee doorashada Galmudug, waxaana la filayaa in lacag badan oo la siinayo xildhibaanada codeynaya ay ku baxdo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-14T20:10:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"701\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/\",\"name\":\"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2020-01-14T20:10:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png\",\"width\":701,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiiru dowlaha howlaha guud ee xukumadda Soomaaliya Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay, maadaama uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka madaxwaynaha Galmudug. Qoor Qoor ayaa ah musharaxa ay wadato xukuumadda Soomaaliya ee doorashada Galmudug, waxaana la filayaa in lacag badan oo la siinayo xildhibaanada codeynaya ay ku baxdo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-14T20:10:55+00:00","og_image":[{"width":701,"height":509,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/","name":"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png","datePublished":"2020-01-14T20:10:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-18.png","width":701,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-dhuusamareeb-tagey-iskana-casiley-jagadii-uu-ka-hayay-xukuumada-fs-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor qoor oo Dhuusamareeb tagey iskana Casiley jagadii uu ka hayay Xukuumada FS +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140992"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140992"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140992\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140994,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140992\/revisions\/140994"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140993"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140992"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140992"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140992"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}