{"id":140998,"date":"2020-01-15T10:25:51","date_gmt":"2020-01-15T07:25:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140998"},"modified":"2020-01-15T10:25:51","modified_gmt":"2020-01-15T07:25:51","slug":"duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf hor leh uu ka soo cusboonaaday Gaalkacyo, kadib markii shalay madaxweynaha Galmudug uu xil ka qaadis ku sameeyey mas\u2019uuliyiinta degmadaasi.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo la hadlay warbaahinta ayaa ka horyimid xil ka qaadista lagu sameeyey, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay.<\/p>\n<p>Xirsi ayaa carabka ku dhuftay in xilligaan Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uusan xil ka qaadis iyo magacaabis toona sameyn karin, sidaa daraadeedna uu weli yahay duqa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay inuu xil ka sii heyn doono illaa madaxweyne cusub loo dooran doono hoggaanka dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Duqa magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre ayaa hadda ku sugan Dhuusamareeb, wuxuuna qeyb ka yahay ololaha doorashada Galmudug ee ka socda magaaladaasi.<\/p>\n<p>Xaaladda guud ee Galmudug oo weli is jiid jiid uu ka jiro ayaan la ogeyn sida xal looga gaari karo khilaafka weli ka taagan dhismaha maamulkaasi oo la doonayo inuu noqdo mid loo dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf hor leh uu ka soo cusboonaaday Gaalkacyo, kadib markii shalay madaxweynaha Galmudug uu xil ka qaadis ku sameeyey mas\u2019uuliyiinta degmadaasi. Duqa magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo la hadlay warbaahinta ayaa ka horyimid xil ka qaadista lagu sameeyey, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140999,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf hor leh uu ka soo cusboonaaday Gaalkacyo, kadib markii shalay madaxweynaha Galmudug uu xil ka qaadis ku sameeyey mas\u2019uuliyiinta degmadaasi. Duqa magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo la hadlay warbaahinta ayaa ka horyimid xil ka qaadista lagu sameeyey, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-15T07:25:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"738\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/\",\"name\":\"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-15T07:25:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg\",\"width\":738,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in khilaaf hor leh uu ka soo cusboonaaday Gaalkacyo, kadib markii shalay madaxweynaha Galmudug uu xil ka qaadis ku sameeyey mas\u2019uuliyiinta degmadaasi. Duqa magaalada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo la hadlay warbaahinta ayaa ka horyimid xil ka qaadista lagu sameeyey, isaga oo waxba kama jiraan ku tilmaamay. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-15T07:25:51+00:00","og_image":[{"width":738,"height":415,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/","name":"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg","datePublished":"2020-01-15T07:25:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/xersi.jpg","width":738,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/duqii-degmada-gaalkacyooo-diiday-xil-kaqaadistii-lagu-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Duqii degmada Gaalkacyooo diiday xil kaqaadistii lagu sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140998"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141000,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140998\/revisions\/141000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}