{"id":141008,"date":"2020-01-15T20:32:26","date_gmt":"2020-01-15T17:32:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141008"},"modified":"2020-01-15T20:32:26","modified_gmt":"2020-01-15T17:32:26","slug":"daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/","title":{"rendered":"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n<p>Boos oo cuskanaya qodobka kamid ah Dastuurka Puntland, ayaa sheegay in madaxweynuhu uusan xaq u lahayn xilka qaadistiisa, balse ay ahayd in uu Baarlamanka weydiisto in xilka laga qaado, si qof kale loogu magacaabo booskiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in uu isagu weli yahay Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Puntland, islamarkaana uu shaqadiisa sii wato, inkastoo uu xusay in xafiis kale oo laga dhinac sameeyay la keenay Guddoomiyihii uu soo magacaabay madaxweyne Deni sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Cabdi Ismaaciil Boos, ayaa ugu dambeyntii madaxweynaha Puntland ku eedeeyay, in xilka qaadista uu soo qoray, ay u yeeriyeen koox yar oo uusan magacyadooda xusin, kuwaasi oo sida uu sheegay madaxweyne Deni cadaadis ku saaray arrintaasi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhowaan sheegay in uu Xilka ka qaaday Cabdi Ismaaciil Boos isla markaana uu magacaabay Gudoomiye Cusub.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/V3T7OH-ozuU\" width=\"800\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Boos oo cuskanaya qodobka kamid ah Dastuurka Puntland, ayaa sheegay in madaxweynuhu uusan xaq u lahayn xilka qaadistiisa, balse ay ahayd in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141009,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Boos oo cuskanaya qodobka kamid ah Dastuurka Puntland, ayaa sheegay in madaxweynuhu uusan xaq u lahayn xilka qaadistiisa, balse ay ahayd in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-15T17:32:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"845\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"478\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/\",\"name\":\"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-15T17:32:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg\",\"width\":845,\"height\":478},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Bangiga dhexe ee Puntland Cabdi Ismaaciil Boos, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa sharci-darro ku tilmaamay xilka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Boos oo cuskanaya qodobka kamid ah Dastuurka Puntland, ayaa sheegay in madaxweynuhu uusan xaq u lahayn xilka qaadistiisa, balse ay ahayd in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-15T17:32:26+00:00","og_image":[{"width":845,"height":478,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/","name":"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg","datePublished":"2020-01-15T17:32:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/DAAWO-WARBIX-3.jpg","width":845,"height":478},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiyihii-bankiga-puntland-oo-diiday-xil-ka-qaadistii-madaxwayne-deni-ku-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Gudoomiyihii Bankiga Puntland oo diiday Xil ka qaadistii Madaxwayne Deni ku sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141008"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141010,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141008\/revisions\/141010"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141009"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}