{"id":141012,"date":"2020-01-16T02:21:16","date_gmt":"2020-01-15T23:21:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141012"},"modified":"2020-01-16T02:21:16","modified_gmt":"2020-01-15T23:21:16","slug":"xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/","title":{"rendered":"Xildhibanada Galmudug oo  kaararka aqoonsiga loodiiday"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan baarlamanka labaad ee Galmudug ayaa sheegay in xubno ka mid ah xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ay diideen in ay bixiyaan karaka Aqoonsiga, islamarkaana lagu xujeeyey inay u codeeyaan mid ka mid ah musharaxiinta guddoonka baarlamanka si karaka loo siiyo.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa sheegay in hadda aysan heysan wax aqoonsi oo caddeynaya in ay yihiin xildhibaano, si ay u codeeyaan.<\/p>\n<p>Xeeladdan ayaa sidoo kale laga yaabaa inay tahay mid la doonayo in lagu xaqiijiyo inaysan codeyn xildhibaanada aan taageeresaneyn musharaxa dowladda ee Dr. Maxamed Gacal.<\/p>\n<p>Walaac badan ayaa laga muujiyay sida lagu kala aqoonsan doono xildhibaanada iyo dadka caadiga ah xilliga doorashadda guddoonka baarlamaanka, waxaana suurta-gal ah inay codeeyaan dad aan xildhibaano ahayn.<br \/>\nValueimpression Placeholder<\/p>\n<p>Dhinaca kale, wasiiru dowlahii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Wehliye Faarax, oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha, ayaa sheegay in xubno ka mid ah dowladda dhexe ee Soomaaliya ay handaad ku hayaan xildhibaanada Galmudug ee dhawaan lasoo dhisay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in lagu amray in aysan la kulmi karin musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimadda Galmudug, islamarkaana liiska laga saari doono shaqsigii salaama musharaxiinta aan ka aheyn midka dowladda.<\/p>\n<p>Cabdullaahi ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay dhibaato badan ku heyso degaanada Galmudug, islamarkaana haddii aan wax laga qaban dhibaatooyin badan ay ka dhalan doonaan.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa awood ciidan iyo mid dhaqaale ku bixineysa sidii Galmudug madax looga dhigi lahaa shaqsiyaad ay wadato oo aan ku iman rabitaanka dadka deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaano ka tirsan baarlamanka labaad ee Galmudug ayaa sheegay in xubno ka mid ah xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ay diideen in ay bixiyaan karaka Aqoonsiga, islamarkaana lagu xujeeyey inay u codeeyaan mid ka mid ah musharaxiinta guddoonka baarlamanka si karaka loo siiyo. Xildhibaanada ayaa sheegay in hadda aysan heysan wax aqoonsi oo caddeynaya in ay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140970,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141012","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaano ka tirsan baarlamanka labaad ee Galmudug ayaa sheegay in xubno ka mid ah xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ay diideen in ay bixiyaan karaka Aqoonsiga, islamarkaana lagu xujeeyey inay u codeeyaan mid ka mid ah musharaxiinta guddoonka baarlamanka si karaka loo siiyo. Xildhibaanada ayaa sheegay in hadda aysan heysan wax aqoonsi oo caddeynaya in ay yihiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-15T23:21:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/\",\"name\":\"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png\",\"datePublished\":\"2020-01-15T23:21:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday - Wardoon","og_description":"Xildhibaano ka tirsan baarlamanka labaad ee Galmudug ayaa sheegay in xubno ka mid ah xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ay diideen in ay bixiyaan karaka Aqoonsiga, islamarkaana lagu xujeeyey inay u codeeyaan mid ka mid ah musharaxiinta guddoonka baarlamanka si karaka loo siiyo. Xildhibaanada ayaa sheegay in hadda aysan heysan wax aqoonsi oo caddeynaya in ay yihiin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-15T23:21:16+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/","name":"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png","datePublished":"2020-01-15T23:21:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/New_Flag_of_Galmudug_State_of_Somalia.svg_.png","width":1200,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibanada-galmudug-oo-kaararka-aqoonsiga-loodiiday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibanada Galmudug oo kaararka aqoonsiga loodiiday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141012"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141012"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141012\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141013,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141012\/revisions\/141013"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140970"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141012"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141012"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141012"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}