{"id":141024,"date":"2020-01-16T12:08:39","date_gmt":"2020-01-16T09:08:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141024"},"modified":"2020-01-16T12:08:39","modified_gmt":"2020-01-16T09:08:39","slug":"daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/","title":{"rendered":"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug yihiin maxaabiis.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in doorasahda Galmudug ay ka dhiman tahay waqti kooban,hayeeshee Baarlamaanka Galmudug loo diidan yahay inay dhageystaan aragtida musharixiinta si ay uga soo xushaan qofkii ay dooran lahaayeen,balse uusan sheegin cida ay maxbuuska u yihiin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maqlayey in xildhibaannadii loo diidan yahay inay banbaxaan oo dhageystaan aragtida musharixiinta si ay uga kala qiyaastaan qofkii ay dooran lahaayeen,hadii ay rabaan xildhibaannada in la soo furto waan soo furaneynaa ayuu yiri\u201d Xildhibaan Fiqi.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa waxaa uu daba socdaa qaar kamid ah Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka 2aad ee Galmudug loo diidey kaararka Aqoonsiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qW4RGYaO2Xo\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug yihiin maxaabiis. Waxaa uu sheegay in doorasahda Galmudug ay ka dhiman tahay waqti kooban,hayeeshee Baarlamaanka Galmudug loo diidan yahay inay dhageystaan aragtida musharixiinta si ay uga soo xushaan qofkii ay dooran lahaayeen,balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141025,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug yihiin maxaabiis. Waxaa uu sheegay in doorasahda Galmudug ay ka dhiman tahay waqti kooban,hayeeshee Baarlamaanka Galmudug loo diidan yahay inay dhageystaan aragtida musharixiinta si ay uga soo xushaan qofkii ay dooran lahaayeen,balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-16T09:08:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"698\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/\",\"name\":\"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png\",\"datePublished\":\"2020-01-16T09:08:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png\",\"width\":698,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug yihiin maxaabiis. Waxaa uu sheegay in doorasahda Galmudug ay ka dhiman tahay waqti kooban,hayeeshee Baarlamaanka Galmudug loo diidan yahay inay dhageystaan aragtida musharixiinta si ay uga soo xushaan qofkii ay dooran lahaayeen,balse [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-16T09:08:39+00:00","og_image":[{"width":698,"height":495,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/","name":"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png","datePublished":"2020-01-16T09:08:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-19.png","width":698,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanada-baarlamaanka-galmudug-waa-maxaabiis\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Xildhibaanada Baarlamaanka galmudug waa maxaabiis"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141024"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141026,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141024\/revisions\/141026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141025"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}