{"id":141091,"date":"2020-01-18T11:54:47","date_gmt":"2020-01-18T08:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141091"},"modified":"2020-01-18T11:54:47","modified_gmt":"2020-01-18T08:54:47","slug":"deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/","title":{"rendered":"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo kulamo isaga iyo Madaxweynaha Jubbaland ay ka wadaan Boosaaso ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan tan gobolka Bari.<\/p>\n<p>Deni oo weerar dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka ayaa ku eedeeyey inay dhibaato ka wado gobolkaasi, islamarkaana ay ku mashquulsan tahay arrimaha Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay jiraan shaqsiyaad ka tirsan dowladda dhexe oo ka shaqeynaya, sidii ay isaga hor keeni lahaayeen xukuumaddiisa iyo odayaasha dhaqanka magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee dowlad goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Shaqsiyaadkaas oo uusan carab baabin ayuu sheegay inay fariimo u soo diraan qaar ka mid ah waxgaradka deegaanka, iyadoo ujeedadu tahay inay ka soo horjeestaan Puntland, si khal khal siyaasadeed looga abuuro deegaanada maamulkaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay guud ahaan dhaqanka Puntland inay kala shaqeeyaan amniga iyo xasiloonida siyaasadeed ee maamulkaasi.<\/p>\n<p>Puntland ayaa haatan wuxuu khilaaf xoogan ka dhexeeya dowladda federaalka, kaas oo muddo soo jiitamayey, wuxuuna saameeyey xiriirka iyo wada shaqeynta labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo kulamo isaga iyo Madaxweynaha Jubbaland ay ka wadaan Boosaaso ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan tan gobolka Bari. Deni oo weerar dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka ayaa ku eedeeyey inay dhibaato ka wado gobolkaasi, islamarkaana ay ku mashquulsan tahay arrimaha Puntland. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140814,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141091","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo kulamo isaga iyo Madaxweynaha Jubbaland ay ka wadaan Boosaaso ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan tan gobolka Bari. Deni oo weerar dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka ayaa ku eedeeyey inay dhibaato ka wado gobolkaasi, islamarkaana ay ku mashquulsan tahay arrimaha Puntland. Sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-18T08:54:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"653\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"431\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/\",\"name\":\"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\",\"datePublished\":\"2020-01-18T08:54:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png\",\"width\":653,\"height\":431},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo kulamo isaga iyo Madaxweynaha Jubbaland ay ka wadaan Boosaaso ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan tan gobolka Bari. Deni oo weerar dhanka afka ah ku qaaday dowladda federaalka ayaa ku eedeeyey inay dhibaato ka wado gobolkaasi, islamarkaana ay ku mashquulsan tahay arrimaha Puntland. Sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-18T08:54:47+00:00","og_image":[{"width":653,"height":431,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/","name":"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","datePublished":"2020-01-18T08:54:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-12.png","width":653,"height":431},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-dowladda-nabad-iyo-nolol\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Nabad iyo Nolol"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141091"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141092,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141091\/revisions\/141092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140814"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}