{"id":141093,"date":"2020-01-18T12:04:34","date_gmt":"2020-01-18T09:04:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141093"},"modified":"2020-01-18T12:04:34","modified_gmt":"2020-01-18T09:04:34","slug":"daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/","title":{"rendered":"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Xadhigii loogu gaystay magaalada Hargeisa, Halkaasi oo Muddo uu ku xidhnaa.<\/p>\n<p>Wuxuu Hambalyo u diray guud ahaan shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland, ee ka dhiidhiyey Xadhigiisa, Wuxuuna Ramaax sheegay in si Xaqdaro ah lagu xidhay. \u201cWaa lay soo dacwayn karayaa, Balse mid gardarro ah ayuu ahaa Xadhigaygu\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuu u digay Xeer ilaalinta iyo Ciidamada Booliska, uga digay inay dadka Xidhaan, Wuxuuna sheegay inuu Hanti badan ku leeyahay Hargeisa iyo Berbera. \u201c Mar kale ayaan ka hadli doonaa Qodobada Xaaraanta ah, ee dadka lagu dhibaataynayo.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabo badan ayaan kusoo Arkay Jeelka, Wax badan ayaana iiga soo kordhay, Waxaa la igu eedeeyay inay Dawladda ku sheegay maamulkii Cabdi ILEY oo kale, Balse waxaa la iga xidhay Labada Gacmood iyo Labada Lugood, Bal ka waran marka sidaas Qof masuul ah loola dhaqmayo\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wuxuu sheegay Arimo la yaab leh oo Xabsiga uu kusoo Arkay, Wuxuuna sheegay in Qof Muwaadin ah Aragtidiisa loogu Xukumay 24-Sanno oo Xadhig ah, Wuxuuna Xusay inuu Xabsiga ku arkay dad uu horay isagu xidhi jiray Markii uu Xilka hayey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6-aB0azgqZY\" width=\"850\" height=\"675\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Xadhigii loogu gaystay magaalada Hargeisa, Halkaasi oo Muddo uu ku xidhnaa. Wuxuu Hambalyo u diray guud ahaan shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland, ee ka dhiidhiyey Xadhigiisa, Wuxuuna Ramaax sheegay in si Xaqdaro ah lagu xidhay. \u201cWaa lay soo dacwayn karayaa, Balse mid gardarro ah ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141094,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141093","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Xadhigii loogu gaystay magaalada Hargeisa, Halkaasi oo Muddo uu ku xidhnaa. Wuxuu Hambalyo u diray guud ahaan shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland, ee ka dhiidhiyey Xadhigiisa, Wuxuuna Ramaax sheegay in si Xaqdaro ah lagu xidhay. \u201cWaa lay soo dacwayn karayaa, Balse mid gardarro ah ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-18T09:04:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/\",\"name\":\"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png\",\"datePublished\":\"2020-01-18T09:04:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png\",\"width\":675,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d - Wardoon","og_description":"Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Xadhigii loogu gaystay magaalada Hargeisa, Halkaasi oo Muddo uu ku xidhnaa. Wuxuu Hambalyo u diray guud ahaan shacabka ku dhaqan deegaanada Somaliland, ee ka dhiidhiyey Xadhigiisa, Wuxuuna Ramaax sheegay in si Xaqdaro ah lagu xidhay. \u201cWaa lay soo dacwayn karayaa, Balse mid gardarro ah ayuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-18T09:04:34+00:00","og_image":[{"width":675,"height":464,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/","name":"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png","datePublished":"2020-01-18T09:04:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-23.png","width":675,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ramaax-wiil-ayaa-24-sanno-loogu-xukumay-aragtidiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Ramaax \u201cWiil ayaa 24-Sanno loogu Xukumay Aragtidiisa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141093"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141095,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141093\/revisions\/141095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141094"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}