{"id":141123,"date":"2020-01-19T12:33:18","date_gmt":"2020-01-19T09:33:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141123"},"modified":"2020-01-19T12:33:18","modified_gmt":"2020-01-19T09:33:18","slug":"sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/","title":{"rendered":"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo"},"content":{"rendered":"<p>Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa Taliyihii hore ee hey\u2019adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka hadlay qaraxyada joogtada ah ee Al-Shabaab ku weerarayaan injineerada Turkiga ah ee dhisaya wadada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasoo mudooyinkan sii kordhay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladda Turkiga ay tahay tan kaliya ee dhisme dhan walba leh oo muuqda dalka ka fulisa, hadii ay dowladda Somalia xakameyn weyso weerarrada ku wajahana ay abuuri karto in la hakiyo mashaariicda ka socda caasimada dalka.<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab waxay mar walba beegsadaan cid kasta oo ay u arkaan inay horumar ka wado dalka, si ay caalamka uga niyad jebiyaan ka qeyb qaadashada dib u dhiska dalkan burburay, sidaas awgeed waxaa looga baahan yahay DF iney la timaado qorsheyaal amni oo dhaxalgal ah\u201d ayuu yiri Sanbaloolshe<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladda Turkiga ay hadaf fog ka leedahay dhismaha dalka, dhul dheerna ay uga timid, si fududna aysan uga niyad jabeyn dib u dhiska ay ka wado Soomaaliya, balse ay macquul tahay iney siyaasad kale qaataan hadii weerarada loo maaro waayo.<\/p>\n<p>\u201cDF waa inay wax ka bedesho nidaamka sugidda amaanka dalka, ayna qaado sadex talaabo oo kala ah, In Al-Shabaab caqiido lagula diriro, in dagaalka Al-shabaab lagu wajaho kacdoon shacab, iyo in hey\u2019adaha ammaanka loo dhiibo dad aqoon u leh, ciidamada dalka u dhimanayana xuquuq fiican meel loo saaro\u201d ayuu yiri Sanbalooshe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa Taliyihii hore ee hey\u2019adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka hadlay qaraxyada joogtada ah ee Al-Shabaab ku weerarayaan injineerada Turkiga ah ee dhisaya wadada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasoo mudooyinkan sii kordhay. Waxaa uu sheegay in dowladda Turkiga ay tahay tan kaliya ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141124,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa Taliyihii hore ee hey\u2019adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka hadlay qaraxyada joogtada ah ee Al-Shabaab ku weerarayaan injineerada Turkiga ah ee dhisaya wadada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasoo mudooyinkan sii kordhay. Waxaa uu sheegay in dowladda Turkiga ay tahay tan kaliya ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-19T09:33:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"299\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/\",\"name\":\"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-19T09:33:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg\",\"width\":299,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo - Wardoon","og_description":"Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ahaa Taliyihii hore ee hey\u2019adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa ka hadlay qaraxyada joogtada ah ee Al-Shabaab ku weerarayaan injineerada Turkiga ah ee dhisaya wadada laamiga ah ee xariirisa Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasoo mudooyinkan sii kordhay. Waxaa uu sheegay in dowladda Turkiga ay tahay tan kaliya ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-19T09:33:18+00:00","og_image":[{"width":299,"height":168,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/","name":"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg","datePublished":"2020-01-19T09:33:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-5.jpg","width":299,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sambaloolshe-oo-df-siiyey-saddex-talo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sambaloolshe oo DF siiyey Saddex talo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141123"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141123"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141125,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141123\/revisions\/141125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141124"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}