{"id":141183,"date":"2020-01-21T14:07:01","date_gmt":"2020-01-21T11:07:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141183"},"modified":"2020-01-21T14:36:08","modified_gmt":"2020-01-21T11:36:08","slug":"ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/","title":{"rendered":"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug kulan ku yeeshay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxieenkiisa, waxa ayna guddiga iska dhax doorteen Gudomiye iyo kuxigeen.<\/p>\n<p>Kulanka ay yeesheen Guddiga qaba qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa waxaa goob joog ka ahaa Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana guddigasi iska dhex doorteen gudoon hogaamiya.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa loo doortay Xildhibaan Maxamed Xuseen Tahliil (Calool Geel) halka Gudoomiye kuxigeen loo doortay xildhibaan Cabdiraxiin Axmed Cigaal.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xildhibaanada Ahlu Sunna ugu jiray guddiga doorashada ayaa kahor yimid hogaanka ay guddia iska dhax doorteen, waxa ayna sheegeen in iyagu xaq u lahaayeen in Gudoomiye ka noqdaan guddiga doorashada.<\/p>\n<p>Khilaafka ka dhax dhashay guddiga dhaxdiisa ayaa laga cabsi qabaa in dib u dhac u keeno Doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo kuxigenkiisa oo si weyn loo wada sugayo, waxaana fashilmay dadaalo xal looa gaarayya khilaafka guddiga ka dhax jiray.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141183 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/gudu-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/gudu-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/gudu-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-3.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-3-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/gudu-3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug kulan ku yeeshay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxieenkiisa, waxa ayna guddiga iska dhax doorteen Gudomiye iyo kuxigeen. Kulanka ay yeesheen Guddiga qaba qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa waxaa goob joog ka ahaa Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana guddigasi iska dhex doorteen gudoon hogaamiya. Gudoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141127,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug kulan ku yeeshay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxieenkiisa, waxa ayna guddiga iska dhax doorteen Gudomiye iyo kuxigeen. Kulanka ay yeesheen Guddiga qaba qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa waxaa goob joog ka ahaa Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana guddigasi iska dhex doorteen gudoon hogaamiya. Gudoomiyaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-21T11:07:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-21T11:36:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"282\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"179\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/\",\"name\":\"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-21T11:07:01+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-21T11:36:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg\",\"width\":282,\"height\":179},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmuug kulan ku yeeshay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxieenkiisa, waxa ayna guddiga iska dhax doorteen Gudomiye iyo kuxigeen. Kulanka ay yeesheen Guddiga qaba qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa waxaa goob joog ka ahaa Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Galmudug, waxaana guddigasi iska dhex doorteen gudoon hogaamiya. Gudoomiyaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-21T11:07:01+00:00","article_modified_time":"2020-01-21T11:36:08+00:00","og_image":[{"width":282,"height":179,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/","name":"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg","datePublished":"2020-01-21T11:07:01+00:00","dateModified":"2020-01-21T11:36:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-6.jpg","width":282,"height":179},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-diiday-gudoomiyaha-guddiga-doorashada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu Sunna oo diiday Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Galmudug+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141183"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141183"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141190,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141183\/revisions\/141190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141127"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}