{"id":141191,"date":"2020-01-21T19:23:33","date_gmt":"2020-01-21T16:23:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141191"},"modified":"2020-01-21T19:23:33","modified_gmt":"2020-01-21T16:23:33","slug":"jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/","title":{"rendered":"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashada Galmudug ayaa soo saaray jadwalka Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada Galmudug xilli ay Ahlu Sunna ka hor timid magacaabista Guddoomiyaha Guddiga.<\/p>\n<p>Guddiga Doorashada ayaa sheegay inay 22 \u2013 23 Bishaan la qaban doono araajida iyo taariikh nololeedka Musharixiinta u tartameyso madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddiga ayaa shaaciye in 26 January la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta xilka madaxweynaha halka 27 la dhageysan doono khudbadaha musharixiinta madaxweyne ku xigeenada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Guddiga ayaa 30 January oo ku beegan Maalin Khamiis ah u asteeyey inay dhici doonto Doorashada Madaxweynaha Galmudug isla maalintaas la dhaarin doono cidda ku guuleysato.<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso jadwalka kasoo baxay Guddiga Doorashada<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141192\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a.jpg\" alt=\"\" width=\"809\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a.jpg 809w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a-225x300.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a-767x1024.jpg 767w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a-768x1025.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a-696x929.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/ead31714-2c2c-4858-b3be-345fa10fde6a-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 809px) 100vw, 809px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Doorashada Galmudug ayaa soo saaray jadwalka Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada Galmudug xilli ay Ahlu Sunna ka hor timid magacaabista Guddoomiyaha Guddiga. Guddiga Doorashada ayaa sheegay inay 22 \u2013 23 Bishaan la qaban doono araajida iyo taariikh nololeedka Musharixiinta u tartameyso madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada. Sidoo kale guddiga ayaa shaaciye in 26 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141135,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga Doorashada Galmudug ayaa soo saaray jadwalka Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada Galmudug xilli ay Ahlu Sunna ka hor timid magacaabista Guddoomiyaha Guddiga. Guddiga Doorashada ayaa sheegay inay 22 \u2013 23 Bishaan la qaban doono araajida iyo taariikh nololeedka Musharixiinta u tartameyso madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada. Sidoo kale guddiga ayaa shaaciye in 26 [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-21T16:23:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/\",\"name\":\"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-21T16:23:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray - Wardoon","og_description":"Guddiga Doorashada Galmudug ayaa soo saaray jadwalka Doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada Galmudug xilli ay Ahlu Sunna ka hor timid magacaabista Guddoomiyaha Guddiga. Guddiga Doorashada ayaa sheegay inay 22 \u2013 23 Bishaan la qaban doono araajida iyo taariikh nololeedka Musharixiinta u tartameyso madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada. Sidoo kale guddiga ayaa shaaciye in 26 [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-21T16:23:33+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/","name":"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg","datePublished":"2020-01-21T16:23:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Galmudug-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jadwalka-doorashada-madaxweynaha-maamulka-galmudug-oo-lasoo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jadwalka doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug oo lasoo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141191"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141191"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141191\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141193,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141191\/revisions\/141193"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141135"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}