{"id":141194,"date":"2020-01-21T19:37:26","date_gmt":"2020-01-21T16:37:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141194"},"modified":"2020-01-21T19:37:26","modified_gmt":"2020-01-21T16:37:26","slug":"akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale"},"content":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo qoraal soo saaray ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay afduubatay Doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Waraaqda kasoo baxday Xafiiska Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay inay Dowladda Soomaaliya afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan odayaasha Dhaqanka, sidoo kalana ay afduubatay doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay in afduub lagu sameeyay Guddigii doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka laguna amray in la magacaabo Guddoomiye u afduubo dowladda Federaalka doorashada Galmudug, iyadoo Guddiga sharciga ahaa uusan u dhameyn.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa sheegay inaysan qeyb ka aheyn boobka ay wado Dowladda Soomaaliya isla markaasna aysan aqoonsan doonin natiijada kasoo baxdo doorashadaas.<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayuu uga digay inay Maamulka Galmudug gelisay dib u dhac iyo qalalaaso cusub.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxda Xukuumadda Galmududug ayaa ugu baaqay danleyda siyaasadeed ee maamulkaas inay isugu imaadaan kulan looga tashanayo aayaha Galmudug laguna dhisayo maamul loo dhan yahay.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka akhriso waraaqda kasoo baxday Xafiiska Sheekh Shaakir<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141195\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-8.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"877\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-8.jpg 620w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-8-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1-8-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo qoraal soo saaray ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay afduubatay Doorashada Galmudug. Waraaqda kasoo baxday Xafiiska Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay inay Dowladda Soomaaliya afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan odayaasha Dhaqanka, sidoo kalana ay afduubatay doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka. Warka kasoo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141196,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141194","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo qoraal soo saaray ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay afduubatay Doorashada Galmudug. Waraaqda kasoo baxday Xafiiska Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay inay Dowladda Soomaaliya afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan odayaasha Dhaqanka, sidoo kalana ay afduubatay doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka. Warka kasoo baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-21T16:37:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"463\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/\",\"name\":\"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-21T16:37:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"width\":696,\"height\":463},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale - Wardoon","og_description":"Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo qoraal soo saaray ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay afduubatay Doorashada Galmudug. Waraaqda kasoo baxday Xafiiska Sheekh Shaakir ayaa lagu sheegay inay Dowladda Soomaaliya afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan odayaasha Dhaqanka, sidoo kalana ay afduubatay doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka. Warka kasoo baxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-21T16:37:26+00:00","og_image":[{"width":696,"height":463,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/","name":"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","datePublished":"2020-01-21T16:37:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","width":696,"height":463},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sheekh-shaakir-oo-qaadacay-doorashada-galmudug-kuna-baaqday-doorasho-kale\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Sheekh Shaakir oo qaadacay doorashada Galmudug, kuna baaqday doorasho kale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141194"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141197,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141194\/revisions\/141197"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141196"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}