{"id":141209,"date":"2020-01-22T10:18:32","date_gmt":"2020-01-22T07:18:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141209"},"modified":"2020-01-22T10:19:15","modified_gmt":"2020-01-22T07:19:15","slug":"afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/","title":{"rendered":"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug"},"content":{"rendered":"<p>Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan Xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu soo saaray garab ka mid ah Guddugii Doorashada ee Talaadadii kala qaybsamay.<\/p>\n<p>Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo lagu tiriyo musharaxiinta mucaaradka ayaa si rasmi ah uga horyimid jadwalka.<\/p>\n<p>War saxaafadeed ay xalay soo saareen ayay ku sheegeen inay Dowladda Federaalka garab gaar ahi u afduubtay hannaanka maamul u samaynta Galmudug, taasina ay tahay mid aan la aqbali karin.<\/p>\n<p>War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inaanan la tixgelin cabashadii musharaxiinta ee ku aadaneyd in kow iyo labaatan maalmood dib loo dhigo doorashada, sababo ku aadan iyagoo aan weli fursad u helin inay la kulmaan Xildhibaanada, sidoo kalena aan la tixgelinin heshiisyadii horey loo wada gaaray.<\/p>\n<p>Musharaxiintan ayaa waxay ku taliyeen in laga gudbo sharciyaynta garab gaar ahi loogu afduubayo Guddiga Doorashada, sidoo kalena uu Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ka shaqeeyo mideynta Guddiga Doorashada, ee labada garab u kala jabay.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa waxaa loo arkaa mid xoojinaya khilaafka ba\u2019an ee wiiqay geedi-socodka dhismaha Galmudug-ta cusub, taasoona ay eedeyda ugu weyn qaadi doonto Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Haddii Dowladda Federaalka loo wakiishay maamul u samaynta dadka reer Galmudug ayay dadku ku doodayan ay ahayd inay Doorashada Galmudug la dhigto mid daahfuran, bedelkii ay garab gaar ahi taageeri ugu muujin laheyd.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141210\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed.jpg\" alt=\"\" width=\"1065\" height=\"1498\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed.jpg 1065w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed-213x300.jpg 213w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed-728x1024.jpg 728w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed-768x1080.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed-696x979.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Warsaxaafadeed-299x420.jpg 299w\" sizes=\"(max-width: 1065px) 100vw, 1065px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan Xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu soo saaray garab ka mid ah Guddugii Doorashada ee Talaadadii kala qaybsamay. Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo lagu tiriyo musharaxiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141211,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141209","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan Xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu soo saaray garab ka mid ah Guddugii Doorashada ee Talaadadii kala qaybsamay. Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo lagu tiriyo musharaxiinta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-22T07:18:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-22T07:19:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/\",\"name\":\"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-22T07:18:32+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-22T07:19:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug - Wardoon","og_description":"Afar ka mid ah musharaxiinta u sharaxan Xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa ka horyimid jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka, uu soo saaray garab ka mid ah Guddugii Doorashada ee Talaadadii kala qaybsamay. Musharaxiinta kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), Cabdullaahi Faarax Wehliye, Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) iyo Kamaal Daahir Guutaale oo lagu tiriyo musharaxiinta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-22T07:18:32+00:00","article_modified_time":"2020-01-22T07:19:15+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/","name":"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg","datePublished":"2020-01-22T07:18:32+00:00","dateModified":"2020-01-22T07:19:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-6.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/afar-musharax-oo-diiday-inays-ka-qeyb-gasho-doorashada-madaxweynaha-galmuug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Afar Musharax oo diiday inays ka qeyb gasho Doorashada Madaxweynaha Galmuug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141209"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141209"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141209\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141212,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141209\/revisions\/141212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141211"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141209"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141209"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141209"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}