{"id":141216,"date":"2020-01-22T10:36:16","date_gmt":"2020-01-22T07:36:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141216"},"modified":"2020-01-22T10:36:16","modified_gmt":"2020-01-22T07:36:16","slug":"farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/","title":{"rendered":"Farmaajo &#038; Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isku fami la\u2019 hanaanka saxda ah ee loo wajahayo doorashada madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in la dedejiyo doorashada si madaxweynaha ay wadato Villa Somalia ugu soo baxo ugana qeyb galo shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee sanadkan ka dhacay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa doonaya in waqti iyo fursad ku filan la siiyo guddiga doorashada Galmudug si ay uga baaraan degaan howlaha muhiimka ah ee horyaala si doorashada habsi ugu dhacdo.<\/p>\n<p>Doorashada Galmudug ayaa hadda meel xasaasi ah mareysa,waxaana ka taagan xaalad cakiran,taas oo sii dheereyneysa hanaanka geedi socodka doorashada.<\/p>\n<p>Ururka Ahlu suna ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Afduubatay doorashada,islamarkaana magaalada Dhuusamareeb ay ka socdaan siday iyadu wax u doonto.<\/p>\n<p>Sidoo kale, qaar ka mid ah musharaxiinta Galmudug ayaa sheegay ineysan ka qeyb galeen doorasho cid gaar ah u afduuban tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isku fami la\u2019 hanaanka saxda ah ee loo wajahayo doorashada madaxweynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in la dedejiyo doorashada si madaxweynaha ay wadato Villa Somalia ugu soo baxo ugana qeyb galo shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee sanadkan ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141217,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo &amp; Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo &amp; Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isku fami la\u2019 hanaanka saxda ah ee loo wajahayo doorashada madaxweynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in la dedejiyo doorashada si madaxweynaha ay wadato Villa Somalia ugu soo baxo ugana qeyb galo shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee sanadkan ka dhacay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-22T07:36:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/\",\"name\":\"Farmaajo & Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-22T07:36:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo &#038; Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo & Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo & Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isku fami la\u2019 hanaanka saxda ah ee loo wajahayo doorashada madaxweynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in la dedejiyo doorashada si madaxweynaha ay wadato Villa Somalia ugu soo baxo ugana qeyb galo shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee sanadkan ka dhacay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-22T07:36:16+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/","name":"Farmaajo & Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg","datePublished":"2020-01-22T07:36:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Farmaajo-Kheyre.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-kheyre-oo-isku-fahmi-la-doorashada-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo &#038; Kheyre oo isku fahmi la\u2019 doorashada Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141216"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141218,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141216\/revisions\/141218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141217"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}