{"id":141222,"date":"2020-01-22T13:08:14","date_gmt":"2020-01-22T10:08:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141222"},"modified":"2020-01-22T13:08:14","modified_gmt":"2020-01-22T10:08:14","slug":"dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay in Al Shabaab ku dhax milmeen Hay\u2019adaha dowlada ayna meel kasta ku jiraan xiligan.<\/p>\n<p>Jeneraal Indha Cadde oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in layaab ku noqotay in Fanaan heesa laga dhax helo kooxda Al Shabaab, waxa uuna tilmaamay in taasi meesha ka saareyso in Al Shabaab diinta u dagaalameyso.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Indha Cadde in Al Shabaab ku dhax milmeen hay\u2019adaha dowlada ayna meel kasta ku jiraan, waxa uuna arintaasi sabab uga dhigay in hay\u2019adaha amniga aysan joogin dadkii amaanka ku xeel dheeraa oo meel kasta uga dabatagi lahaa kooxdaasi.<\/p>\n<p>\u201dAl Shabaab waxa ay ku dhax milmeyn hay\u2019adaha dowlada, nimankan markii hore diin ayey sheegan jireen laakin hada waxa ay isku bedeleen maafiyo, kooxaha maafiyada markii awood beelaan waxa ay isku bedelaan kuwa wax dhaca dadka baada oo albaab walba ku jira\u201d ayuu yiri jeneraal Indha Cadde.<\/p>\n<p>Sheekh Yuusuf Indha Cadde ayaa sheegay in Al Shabaab ku jiraan Madaxtooyada , golaha Wasiirada, Baarlamaanka , iyo ciidanka, waxa uuna tilmaamay in Hay\u2019addaha dowlada ugu dhax jiraan kuwa sirdoon ah oo xogaha u gudbiya si toosna ula shaqeeya.<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab meel walba ayay ku jiraan, Madaxtooyada ayay ka mid yihiin, Baarlamaanka ayay ka mid yihiin Golaha Wasiirada, hey\u2019adaha rayidka iyo ciidamada qalabka sida, meel aysan ka mid aheyn ma jirto\u201dayuu yiri Indha Cadde.<\/p>\n<p>Hadalka Jeneraal indha Cadde ayaa kusoo aadaya laamaha amaanka ee Muqdisho gacanta ku dhigeen Macalin iyo Fanaan katirsan kooxda Fanka gobolka Banaadir kuwaa oo qirtay in ay la shaqeenayeen kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-141222-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Gen-Indha-Cade-Ku-milanka-Al-Shabaab-ee-hey\u2019adaha-dowladda-waxuu.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Gen-Indha-Cade-Ku-milanka-Al-Shabaab-ee-hey\u2019adaha-dowladda-waxuu.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Gen-Indha-Cade-Ku-milanka-Al-Shabaab-ee-hey\u2019adaha-dowladda-waxuu.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay in Al Shabaab ku dhax milmeen Hay\u2019adaha dowlada ayna meel kasta ku jiraan xiligan. Jeneraal Indha Cadde oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in layaab ku noqotay in Fanaan heesa laga dhax helo kooxda Al Shabaab, waxa uuna tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141223,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay in Al Shabaab ku dhax milmeen Hay\u2019adaha dowlada ayna meel kasta ku jiraan xiligan. Jeneraal Indha Cadde oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in layaab ku noqotay in Fanaan heesa laga dhax helo kooxda Al Shabaab, waxa uuna tilmaamay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-22T10:08:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"272\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"185\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/\",\"name\":\"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-22T10:08:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg\",\"width\":272,\"height\":185},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada - Wardoon","og_description":"Wasiiru-dowlihii hore ee Wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) ayaa sheegay in Al Shabaab ku dhax milmeen Hay\u2019adaha dowlada ayna meel kasta ku jiraan xiligan. Jeneraal Indha Cadde oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in layaab ku noqotay in Fanaan heesa laga dhax helo kooxda Al Shabaab, waxa uuna tilmaamay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-22T10:08:14+00:00","og_image":[{"width":272,"height":185,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/","name":"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg","datePublished":"2020-01-22T10:08:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-9.jpg","width":272,"height":185},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-jeneraal-indha-cadde-oo-sheegay-in-al-shabaab-laga-dhax-helayo-madaxtooyada-iyo-golaha-wasiirada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO Jeneraal Indha Cadde oo sheegay in Al Shabaab laga dhax helayo Madaxtooyada iyo Golaha Wasiirada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141222"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141222"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141226,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141222\/revisions\/141226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141223"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}