{"id":141230,"date":"2020-01-22T16:19:34","date_gmt":"2020-01-22T13:19:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141230"},"modified":"2020-01-22T16:19:34","modified_gmt":"2020-01-22T13:19:34","slug":"al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in Abshir Gaarann Axmed oo ah fanaan ay xirtay hay\u2019adda NISA usuan ka tirsaneyn kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo la hadlay Warbaahinta Kooxdaas ayaa sheegay in shakhsiga lagu magacaabo Abshir Gaarane Axmad ee uusan wax xiriir ah haba yaraatee la lahayn kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cNinka muuqaalkiisa lagu faafiyay warbaahinta ee lagu magacaabay Abshir Gaarane Axmad ma aha nin wax xiriir ah la lahaa Shabaab ama la shaqayn jiray, tallaabada ay qaadeen ee ay ninkaas eedaha noocaas ah ugu soo jeediyeen waa arrimo lagu yaqaanno oo iyaga dhexdooda ay dhibaato isku geystaan, qaarkoodna eedo aanan jirin ay dusha iskaga tuuraan iyagoo xilal ama dhaqaale kala riixanaya\u201d ayuu sarkaalkaas.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xalay barteeda Twtter-ka ku baahisay muuqaal kooban oo muujinaya fanaanka Abshir Gaarane Axmed oo qiranaya inuu ka tirsanyahay ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo raacisay muqaalka fanaanka waxay ku tiri, \u201cAbshir Gaarane Axmed oo ka tirsan kooxda fanka Gobalka Banadir, una qaabilsanaa Argagaxisada Alshabab xuuraanka &amp; Maaliyadda ayaadabagal dheer kadib NISA gacanta ku soo dhigtay, iyadoo loo gudbinayo Hey\u2019adaha garsoorka\u201d.<\/p>\n<p>Abshir Gaarane ayaa isagoo qiranaya ka mid ahaanshihiisa Al-Shabaab waxa uu yiri, \u201cAl-Shabaab waxaan u shaqa bilaabay sanadkii 2013-kii, shaqadeydu waa fanaan, waxaan ka shaqeynayey gobolka Banaadir, qeybtiisa fanka iyo suugaanta, Al-Shabaab waxaan u qaabilsanaa macluumaadka iyo dhanka maaliyadda, siiba dhanka maaliyadda.\u201d<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaan inta badan ka hadal shakhsiyaadka ka tirsan ee ay xiraan hay\u2019adaha ammaanka Soomaaliya, waxaana sababta ay u doorteen inay beeniyaan kiiska Abshir Gaarane Axmed ay abuureyso su\u2019aalo ku saabsan ujeedka ay ka leeyihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in Abshir Gaarann Axmed oo ah fanaan ay xirtay hay\u2019adda NISA usuan ka tirsaneyn kooxda Al-Shabaab. Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo la hadlay Warbaahinta Kooxdaas ayaa sheegay in shakhsiga lagu magacaabo Abshir Gaarane Axmad ee uusan wax xiriir ah haba yaraatee la lahayn kooxda Al-Shabaab. \u201cNinka muuqaalkiisa lagu faafiyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141231,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in Abshir Gaarann Axmed oo ah fanaan ay xirtay hay\u2019adda NISA usuan ka tirsaneyn kooxda Al-Shabaab. Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo la hadlay Warbaahinta Kooxdaas ayaa sheegay in shakhsiga lagu magacaabo Abshir Gaarane Axmad ee uusan wax xiriir ah haba yaraatee la lahayn kooxda Al-Shabaab. \u201cNinka muuqaalkiisa lagu faafiyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-22T13:19:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"520\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png\",\"datePublished\":\"2020-01-22T13:19:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png\",\"width\":520,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay - Wardoon","og_description":"Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in Abshir Gaarann Axmed oo ah fanaan ay xirtay hay\u2019adda NISA usuan ka tirsaneyn kooxda Al-Shabaab. Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo la hadlay Warbaahinta Kooxdaas ayaa sheegay in shakhsiga lagu magacaabo Abshir Gaarane Axmad ee uusan wax xiriir ah haba yaraatee la lahayn kooxda Al-Shabaab. \u201cNinka muuqaalkiisa lagu faafiyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-22T13:19:34+00:00","og_image":[{"width":520,"height":338,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/","name":"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png","datePublished":"2020-01-22T13:19:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/kto5d9xqrojgbalaj5ca7bc4171848.png","width":520,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-kahadashay-fanaanka-ay-nisa-xirtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo kahadashay fanaanka ay NISA xirtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141230"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141232,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141230\/revisions\/141232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141231"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}