{"id":141236,"date":"2020-01-22T20:13:48","date_gmt":"2020-01-22T17:13:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141236"},"modified":"2020-01-22T20:13:48","modified_gmt":"2020-01-22T17:13:48","slug":"cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay Wareysi uu bixiyay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo kamid ahaa guddiga Qaran ee Dhab u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Danjire Guulwade laga aqbalay is casilaadiisa, waxa ayna Madaxtooyada wax laga xumaado ku tilmaantay hadalka Danjiraha ay sheegtay in uusan ka turjumeyn mowqifka dowlada Federaalka.<\/p>\n<p>Guulwade ayaa Wareysi uu bixiyay ku sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaanka ku qaaday Gobolada Waqooyi ee Somaliland, waxa uuna tilmaamay in duulaankaas loo qaaday si loo difaaco midnimada iyo qarannimada dalka.<\/p>\n<p>intaas kadib warkasoobaxay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu caddeyay in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.<\/p>\n<p>Hadalka uu warbaahinta siiyay Danjire Guulwade waa mid kafog waaqaca aan maanta ku nool nahay, wuxuuna dhaawacayaa wadahadallada haatan loo gogol xaadhayo in la isugu soo dhaweeyo dadka Soomaaliyeed ee kala irdhoobay, dibna loogu yagleelayo dowladnimo Soomaaliyeed oo loo dhanyahay.<\/p>\n<p>Shacabka Somaliland waxay dhiig iyo dhaqaale ku bixiyeen sidii dalkan looga xoreyn lahaa gumeystihii kusoo duulay, iyagaana hormuud u ahaa midnimadii labada gobol. Midnimadaas kuma iman khasab iyo gacan ka hadal ee waxay ku timid wada hadal, is qancin, is-qaadasho iyo isu tanaasul.<\/p>\n<p>Waxaan aad uga xunnahay hadalka danjiraha, annaga oo adkeynayna inuu yahay mid isaga u gaar ah oo aan ka turjumeynin mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan Guddiga uu ka tirsanaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay Wareysi uu bixiyay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo kamid ahaa guddiga Qaran ee Dhab u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Danjire Guulwade laga aqbalay is casilaadiisa, waxa ayna Madaxtooyada wax laga xumaado ku tilmaantay hadalka Danjiraha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141237,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141236","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay Wareysi uu bixiyay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo kamid ahaa guddiga Qaran ee Dhab u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Danjire Guulwade laga aqbalay is casilaadiisa, waxa ayna Madaxtooyada wax laga xumaado ku tilmaantay hadalka Danjiraha ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-22T17:13:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"473\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/\",\"name\":\"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-22T17:13:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg\",\"width\":696,\"height\":473},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland - Wardoon","og_description":"Madaxtooyada Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay Wareysi uu bixiyay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo kamid ahaa guddiga Qaran ee Dhab u heshiisiinta Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland. War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Danjire Guulwade laga aqbalay is casilaadiisa, waxa ayna Madaxtooyada wax laga xumaado ku tilmaantay hadalka Danjiraha ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-22T17:13:48+00:00","og_image":[{"width":696,"height":473,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/","name":"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg","datePublished":"2020-01-22T17:13:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/guulwade..jpg","width":696,"height":473},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdiraxmaan-guulwade-oo-laga-saaray-gudigii-wadahadalka-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdiraxmaan (Guulwade) oo laga saaray Gudigii Wadahadalka Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141236"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141236"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141236\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141238,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141236\/revisions\/141238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141237"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141236"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141236"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141236"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}