{"id":141254,"date":"2020-01-23T10:14:14","date_gmt":"2020-01-23T07:14:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141254"},"modified":"2020-01-23T10:14:14","modified_gmt":"2020-01-23T07:14:14","slug":"xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa loo magacaabay booskii la sheegay inuu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade).<\/p>\n<p>Danjire Cabdiraxmaan Guulwade ayey dowladdu sheegtay inuu iska casilay xubinihi Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Danjiraha ayaa qiil u sameeyay hawlgalkii Ciidamada Militariga Somaliya ee Gobolada Waqooyi (Somaliland), sanadkii 1988-kii.<\/p>\n<p>Cali Axmed Jaamac (Jangeli), Afhayeenka Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa sheegay inay ka xun yihiin hadalka ka soo yeeray Danjire Guulwade, isla-markaana uu yahay mid isaga uun ku kooban.<\/p>\n<p>Afhayeenka oo u waramay Laanta afka Somaliga ee BBC ayaa sheegay in Danjire Guulwade uu warqadda istiqaalada soo gudbiyay 8-dii bishan, lagana aqbalay 9-kii bishan.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadaxaajoodka Dowladda Federaalka iyo Somaliland, xubin ka tirsanaa wuxuu istiqaaladiisa dhiibay bisha 8-deedii, waxaana laga ogolaaday bisha 9-keedii, wuxuuna sheegtay daruufo gaar ah.\u201d Ayuu yiri Afhayeenka.<\/p>\n<p>Jangeli ayaa tibaaxay inaanu Danjire Guulwade ka tirsanayn Guddiga Wadahadalada, markii uu jeedinaayay hadalkiisan uu ku sheegay inay sax ahayd duulaankii Dowladdii Dhexe ee Gobolada Waqooyi, isagoo intaa ku daray in booskiisii toddobaad ka hor loo soo magacaabay Xildhibaan Dalxa.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga xubin kama aanu ahayn markii uu hadalkan jeedinaayay, waxaana bedelkiisii la magacaabay toddobaad horteed. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa lagu soo bedelay.\u201d Ayuu yiri Jangeli.<\/p>\n<p>War qoraal oo ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in hadalka Danjire Guulwade uu dhaawacayo wadahadalada haatan loogu gogol xaarayo in la isugu soo dhaweeyo dadka Soomaaliyeed ee kala irdhoobay, dibna loogu yegleelayo dowladnimo Soomaaliyeed oo loo dhan yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa loo magacaabay booskii la sheegay inuu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade). Danjire Cabdiraxmaan Guulwade ayey dowladdu sheegtay inuu iska casilay xubinihi Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Danjiraha ayaa qiil u sameeyay hawlgalkii Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141255,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141254","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa loo magacaabay booskii la sheegay inuu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade). Danjire Cabdiraxmaan Guulwade ayey dowladdu sheegtay inuu iska casilay xubinihi Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Danjiraha ayaa qiil u sameeyay hawlgalkii Ciidamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-23T07:14:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/\",\"name\":\"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-23T07:14:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa loo magacaabay booskii la sheegay inuu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade). Danjire Cabdiraxmaan Guulwade ayey dowladdu sheegtay inuu iska casilay xubinihi Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Danjiraha ayaa qiil u sameeyay hawlgalkii Ciidamada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-23T07:14:14+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/","name":"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg","datePublished":"2020-01-23T07:14:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/maxresdefault-1.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-dalxa-oo-lagu-bedelay-xilkii-uu-iska-casilay-guulwade\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Dalxa oo lagu bedelay xilkii uu iska casilay Guulwade"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141254"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141256,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141254\/revisions\/141256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141255"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}