{"id":141260,"date":"2020-01-23T10:26:34","date_gmt":"2020-01-23T07:26:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141260"},"modified":"2020-01-23T10:26:34","modified_gmt":"2020-01-23T07:26:34","slug":"akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha Galmudugna iskugu yimaadaan shir cusub oo dib u heshiisiineed.<\/p>\n<p>Hadalka Xaaf ayaa yimid ka dib markii guddigii doorashada Madaxweynaha Galmudug ee uu ansixiyey baarlamanka Galmudug ay u kala jabeen labo garab, ayna ahlu suna qaadacday doorashada Madaxweynaha Galmudug, iyagoo ku eedeeyey DF iney doorashada afduubteen.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa sidoo kale u soo jeediyey dhamaan dhinacyada Galmudug, sida siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka iyo hogaanka Ahlu sunna iney isaga uga dambeeyaan arrimaha Maamul dhisida Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xaaf oo ka baxay heshiiskii uu la galay DF ayaa magaalada Gaalkacyo ka wada dhismaha maamul kale oo Galmudug, wuxuu magacaabay xildhibaano, isagoo halkaas ka abaabulaya doorasho uu doonayo inuu isku caleemo saaro mar kale.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAALKA XAAF OO DHAMEYSTIRAN<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141261\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83107873_153724392739694_7428153970020843520_n.jpg\" alt=\"\" width=\"450\" height=\"629\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83107873_153724392739694_7428153970020843520_n.jpg 450w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83107873_153724392739694_7428153970020843520_n-215x300.jpg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83107873_153724392739694_7428153970020843520_n-300x420.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha Galmudugna iskugu yimaadaan shir cusub oo dib u heshiisiineed. Hadalka Xaaf ayaa yimid ka dib markii guddigii doorashada Madaxweynaha Galmudug ee uu ansixiyey baarlamanka Galmudug ay u kala jabeen labo garab, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141262,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141260","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha Galmudugna iskugu yimaadaan shir cusub oo dib u heshiisiineed. Hadalka Xaaf ayaa yimid ka dib markii guddigii doorashada Madaxweynaha Galmudug ee uu ansixiyey baarlamanka Galmudug ay u kala jabeen labo garab, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-23T07:26:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/\",\"name\":\"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-01-23T07:26:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in la joojiyo dhamaan howlaha ka socda Magaalada Dhuusamareeb, beelaha Galmudugna iskugu yimaadaan shir cusub oo dib u heshiisiineed. Hadalka Xaaf ayaa yimid ka dib markii guddigii doorashada Madaxweynaha Galmudug ee uu ansixiyey baarlamanka Galmudug ay u kala jabeen labo garab, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-23T07:26:34+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/","name":"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg","datePublished":"2020-01-23T07:26:34+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/large-2.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-xaaf-oo-dalbaday-in-la-joojiyo-howlaha-dhuusamareeb-ka-socda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Xaaf oo dalbaday in la joojiyo howlaha Dhuusamareeb ka socda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141260"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141260"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141263,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141260\/revisions\/141263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141262"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}