{"id":141273,"date":"2020-01-23T16:50:55","date_gmt":"2020-01-23T13:50:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141273"},"modified":"2020-01-23T16:50:55","modified_gmt":"2020-01-23T13:50:55","slug":"saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/","title":{"rendered":"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade"},"content":{"rendered":"<p>Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Guulwade ayaa waxaa uu sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaankii aheyd ku qaaday Gobolada Waqooyi ee hadda la baxay Somaliland, isagoo xusay in ujeedada duulaankaas aheyd sidii loo ilaalin midnimada Somalia.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa xusay inuu shacabka Somaliland uga tacsiyaynayo hadalka kasoo baxay Danjire Cabdiraxmaan Guulwade.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in hadalkaas uusan la yaab ku noqonin Somalia maadaama buu yiri C\/raxmaan Guulwade uu ka mid ahaa saraakiishii dowladii kacaanka sida uu yiri.<\/p>\n<p>Saleebaan Cali Koore ayaa intaa ku daray inay aad uga xun yihiin hadalka kasoo yeeray Guulwade isagoo cadeeyay in uu si adag u cambaaraynayo kana raaligelinayo shacabka Somaliland gefka uu kula kacay.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaa iska fogeysay hadalka Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo laga saaray xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland, waxayna intaas ku dartay in hadalkaas ay ka xun tahay, uuna ahaa mid aan ka turjumeynin mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kan Guddiga uu ka tirsanaa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/UVyFjxy4vQA\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Danjire Guulwade ayaa waxaa uu sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaankii aheyd ku qaaday Gobolada Waqooyi ee hadda la baxay Somaliland, isagoo xusay in ujeedada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141274,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Danjire Guulwade ayaa waxaa uu sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaankii aheyd ku qaaday Gobolada Waqooyi ee hadda la baxay Somaliland, isagoo xusay in ujeedada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-23T13:50:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"798\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/\",\"name\":\"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-23T13:50:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg\",\"width\":798,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade - Wardoon","og_description":"Somaliland ayaa si kulul uga jawaabtay hadalkii kasoo yeeray Danjire Cabdiraxmaan Guulwade oo ka mid ahaa guddi uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo u magacaabay wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Danjire Guulwade ayaa waxaa uu sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaankii aheyd ku qaaday Gobolada Waqooyi ee hadda la baxay Somaliland, isagoo xusay in ujeedada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-23T13:50:55+00:00","og_image":[{"width":798,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/","name":"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg","datePublished":"2020-01-23T13:50:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/saleebaan.jpg","width":798,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-cali-koore-oo-u-jawaabay-cabdiraxmaan-guulwade\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saleebaan Cali Koore oo u jawaabay Cabdiraxmaan Guulwade"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141273"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141273"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141275,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141273\/revisions\/141275"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141274"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}