{"id":141276,"date":"2020-01-23T20:41:32","date_gmt":"2020-01-23T17:41:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141276"},"modified":"2020-01-23T20:41:32","modified_gmt":"2020-01-23T17:41:32","slug":"gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku xiray Gudoomiyaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno ciidamada NISA ayaa xiray su\u2019aalana weediinaya Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Axmed C\/llaahi Xasan iyo kuxigeenkiisa Axmed Jimcaale.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa lagu tuhmayaa in wada shaqeyn dhaw la eeyihiin Xarakada Al Shabaab, waxaana horey qaar kamid ah ganacsatada gobolka Banaadir oo magacooda qariyay sheegeen in magacaabista xubnahan ay ka dambeeyeen kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Idaacada VOA ayaa dhawaan baahisay warbixin sheegeysa in magacaabista Gudoomiyaha Rugta ganacsiga gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa ay ka dambeeyeen Al Shabaab oo dano badan ka leh ganacsatada gobolka.<\/p>\n<p>Xubnahan la xiray ee tuhunka soo galay ayaa la sheegay in la geeyay goob gaar ah oo lagu baarayo, waxaana xubnahan la sheegay in xiriir dhaw la leeyihiin hoganaka Al Shabaab sida ay sheegeen ganacsato magacooda qariyay oo la hadlay VOA.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa saameyn badan ku dhax leh ganacsiga gobolka Banaadir , waxaana inta badan goobaha ganacsi ee gobolka Banaadir Al Shabaab ka qaadaan lacago canshuuro ah iyo kuwa Zako ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku xiray Gudoomiyaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada NISA ayaa xiray su\u2019aalana weediinaya Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Axmed C\/llaahi Xasan iyo kuxigeenkiisa Axmed Jimcaale. Xubnahan ayaa lagu tuhmayaa in wada shaqeyn dhaw la eeyihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141277,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141276","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku xiray Gudoomiyaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada NISA ayaa xiray su\u2019aalana weediinaya Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Axmed C\/llaahi Xasan iyo kuxigeenkiisa Axmed Jimcaale. Xubnahan ayaa lagu tuhmayaa in wada shaqeyn dhaw la eeyihiin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-23T17:41:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"303\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"166\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-23T17:41:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg\",\"width\":303,\"height\":166},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku xiray Gudoomiyaha rugta Ganacsiga iyo Warshadaha gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada NISA ayaa xiray su\u2019aalana weediinaya Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Axmed C\/llaahi Xasan iyo kuxigeenkiisa Axmed Jimcaale. Xubnahan ayaa lagu tuhmayaa in wada shaqeyn dhaw la eeyihiin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-23T17:41:32+00:00","og_image":[{"width":303,"height":166,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/","name":"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg","datePublished":"2020-01-23T17:41:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-10.jpg","width":303,"height":166},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiyihii-rugta-ganacsiga-g-banaadir-iyo-kuxigeenkiisa-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga G\/Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141276"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141276"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141278,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141276\/revisions\/141278"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141277"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}