{"id":141282,"date":"2020-01-24T10:27:17","date_gmt":"2020-01-24T07:27:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141282"},"modified":"2020-01-24T10:27:17","modified_gmt":"2020-01-24T07:27:17","slug":"daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/","title":{"rendered":"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark"},"content":{"rendered":"<p>Taliska booliiska Soomaaliya ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaalka gabadhii ay u gacan geliyeen dowladda Denmark, ee Amaal Nuur Cusmaan oo ay wareysaneyso Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed.<\/p>\n<p>Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu dhaqan celinaayey oo ku taalla degmada Hodan ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Gen. Zakiya ayaa muuqaalkan su\u2019aallo ku weydiinaysa gabadhan oo sheegtay in mudadii ay ka maqneyd reerkeeda ay la joogtay asxaabteeda wax dhibana aysan arag, haaranna ay dooneyso in lagu celiyo dalkii ay ka heysatay dhalashadeeda labaad ee Denmark.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Gen. Xijaar oo maalmo ka hor warbahinta kula hadalay Muqdisho ayaa sheegay in gabadhaas ay hayaan, isla markaana ay gacan amaan ah ku jirto.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in Amaal Nuur mudadii ay ka maqneed reerkeeda ay gacanta ku heysay hey\u2019ad ka shaqeysa daryeelka haweenka oo la yiraahdo \u2018Center for Women Development\u2019 halka gabadhani ay sheegtay inay la nooleyd asxaabteeda.<\/p>\n<p>Xilliga ay wareysanaysay Jeneraal Zakiya gabadhan waxaa garab fadhiyey safiirka Denmark ee Soomaaliya Mette Knudsen, oo sida la sheegay inay wado gabadhan darteed uga soo duushay magaalada Nairobi oo fadhi u ah safaaradda dowladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Galabkii Arbacada ayaa gabadhan lagu magacaabo Amaal Nuur Cusmaan laga dhoofiyey garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo aan lala kulansiin waalidkeed oo raadinayey mudo laba bilood ah, taas oo wal-wal iyo walbahaar ku abuurtay ehelka gabadhan oo ay ugu horeyso hooyadeed Amran Xalane, taas oo horay warbaahinta uga soo muuqatay iyada oo u oyneysa aragtida gabadheeda.<\/p>\n<p>Ujeedka muuqaalka loo dusiyey ayaa sida aan xog ku helnay ah in lagu muujiyo in aan Amaal wax dhib ah loo gaysan islamarkaana aysan afduuban ciidamada Villa Somalia, sida ay hooyadeed ku eedeysay.<\/p>\n<p>Hase yeeshee, muuqaalkan ayaa carro leh ku abuuray shacabka, oo wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda ay Denmark u gacan geliso gabar loogala soo cararay diinteeda darteed, iyo cabsi laga qabay inay waddada saxan ee Islaamka ay ka leexato, taasi oo hadda ay halis ugu jirto, maadaama lagu celiyey Denmark.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/PdJgj6MeoM0\" width=\"896\" height=\"692\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska booliiska Soomaaliya ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaalka gabadhii ay u gacan geliyeen dowladda Denmark, ee Amaal Nuur Cusmaan oo ay wareysaneyso Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed. Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141283,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141282","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska booliiska Soomaaliya ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaalka gabadhii ay u gacan geliyeen dowladda Denmark, ee Amaal Nuur Cusmaan oo ay wareysaneyso Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed. Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-24T07:27:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"339\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/\",\"name\":\"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png\",\"datePublished\":\"2020-01-24T07:27:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png\",\"width\":622,\"height\":339},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark - Wardoon","og_description":"Taliska booliiska Soomaaliya ayaa warbaahinta u dusiyey muuqaalka gabadhii ay u gacan geliyeen dowladda Denmark, ee Amaal Nuur Cusmaan oo ay wareysaneyso Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen Axmed. Amaal ayaa ah gabar baxsad ka ah reerkeeda oo raadinayey muddo laba bilood ah, kadib markii ay ka baxsatay xarun lagu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-24T07:27:17+00:00","og_image":[{"width":622,"height":339,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/","name":"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png","datePublished":"2020-01-24T07:27:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-36.png","width":622,"height":339},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuqaal-lagu-wareysanayo-amaal-nuur-oo-ay-boolisku-u-gacan-geliyeen-denmark\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO muuqaal lagu wareysanayo Amaal Nuur oo ay boolisku u gacan geliyeen Denmark"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141282"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141282"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141284,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141282\/revisions\/141284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141283"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}