{"id":141290,"date":"2020-01-25T11:23:03","date_gmt":"2020-01-25T08:23:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141290"},"modified":"2020-01-25T11:23:03","modified_gmt":"2020-01-25T08:23:03","slug":"xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/","title":{"rendered":"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dib u soo celiyey dagaalka wasaaradiisa kala dhexeeyey Puntland, wuxuuna sheegay in ardayda maamulkaasi aysan sii doonin Shahaadada dugsiga sare, haddii aysan ka qeyb gelin Imitixaanaadka dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlay Telefishinka BBC-da ayaa tilmaamay in weli aan xal dhab ah laga gaarin khilaafkii ka taagnaa Imtixaanka ee dowladda iyo Puntland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale xusay in Puntland ay rabto inay Imtixaanka qaado, islamarkaana ay iyagu ka wasaarad ahaan ka soo horjeedaan arrintaasi.<\/p>\n<p>\u201cPuntland aragtidooda waxa waaye Imtixaanka annagaa qaadeyno, Wasaaradda Waxbarashada oo Imtixaanka agaasinto ma rabno in aan wax la wadaagno in macluumaadka ardayga u sheegno, anaga agaasimeena, kaliya Wasaaradda waxbarashada shahaadada ha siiyaan, anagana waxaa niri arrintaas macquul ma ahan, inay ayaga is maamulaan anagana aan shahaado bixino oo aysan shaqeysan cadaalad ma ahan.\u201c ayuu yiri Wareysigaan ku yiri wasiir wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Puntland ay ka wada hadleen arrimahaan, balse ay ku adkeysaneyso in aysan ka qayb gali doonin imtixaanadka dowadda dhexe.<\/p>\n<p>Goodax Barre ayaa sidoo kale ugu baaqay Puntland in ay ka qayb gasho imtixaanka ama ay isku tashato, sida uu hadalka udhigay.<\/p>\n<p>\u201cPuntland waa in ay imtixaanka galaan ama aysan shahaado soo raadsan oo ay isku filnaadaan\u201dayuu mar kale yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Weli madaxda sare ee Puntlad kama jawaabin hadalka ka soo yeeray xukuumadda Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradeeda waxbarashada, kaas oo ku soo aadaya iyadoo horay Puntland ugu eedeysay dowladda federaalka inay Shahaadada u diiday ardaydii galay Imtixaanaadkii dugsiyada sare ee deegaanada maamulkaasi sanad dugsiyeedkii la soo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dib u soo celiyey dagaalka wasaaradiisa kala dhexeeyey Puntland, wuxuuna sheegay in ardayda maamulkaasi aysan sii doonin Shahaadada dugsiga sare, haddii aysan ka qeyb gelin Imitixaanaadka dowladda dhexe. Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlay Telefishinka BBC-da ayaa tilmaamay in weli aan xal dhab ah laga gaarin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141291,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141290","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dib u soo celiyey dagaalka wasaaradiisa kala dhexeeyey Puntland, wuxuuna sheegay in ardayda maamulkaasi aysan sii doonin Shahaadada dugsiga sare, haddii aysan ka qeyb gelin Imitixaanaadka dowladda dhexe. Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlay Telefishinka BBC-da ayaa tilmaamay in weli aan xal dhab ah laga gaarin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-25T08:23:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/\",\"name\":\"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-25T08:23:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa dib u soo celiyey dagaalka wasaaradiisa kala dhexeeyey Puntland, wuxuuna sheegay in ardayda maamulkaasi aysan sii doonin Shahaadada dugsiga sare, haddii aysan ka qeyb gelin Imitixaanaadka dowladda dhexe. Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlay Telefishinka BBC-da ayaa tilmaamay in weli aan xal dhab ah laga gaarin [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-25T08:23:03+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/","name":"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg","datePublished":"2020-01-25T08:23:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Goodax.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-kadhaxaysay-wasiir-godax-iyopuntland-oosoolaabatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisadii kadhaxaysay wasiir Godax iyoPuntland oosoolaabatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141290"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141290"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141292,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141290\/revisions\/141292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141291"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}