{"id":141332,"date":"2020-01-26T00:14:38","date_gmt":"2020-01-25T21:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141332"},"modified":"2020-01-26T00:14:38","modified_gmt":"2020-01-25T21:14:38","slug":"ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/","title":{"rendered":"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusmaareeb waxaa laga soo warinayaa in hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax uu la yimid waji cusub, wuxuuna dowladda ka codsaday in jago sare looga magacaabo maamulka cusub ee la rabo in laga dhiso Galmudug si uu gacan uga geysto dhameystirka doorashada lagu dhisayo maamulka cusub.<\/p>\n<p>Waxaa lasoo warinayaa in la guda galay waan-waan cusub oo u dhaxeysa maamulka Ahlu Sunna iyo Dowladda Federaalka, xogta la helay ayaana sheegeysa in hogaamiyahaan uu doonayo in laga dhigo madaxweyne ku xigeenka Galmudug.<\/p>\n<p>Sheikh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo qoray ku xaqiijiyay ineysan qeyb ka aheyn doorashada lagu dhisayo Galmudugta cusub kadib markii ay ku qanci waayeen habka ay dowladda u maamuleyso guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka.<\/p>\n<p>Qorshaha ay la yimaadeen Ahlu Sunna waxey culeys hor leh ku abuurtay habsami u socodka doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne kux igeenka Galmudug, waxaase la ogyahay in wadahadalada dib ugu bilaabanaya labada dhinac ay dowladda u wakiilatay Cabdisamad Macalin Maxamuud oo ah wiil uu dhalay hogaamiyaha Ahlu Sunna ee qorshahaan la yimid.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ayaan la ogeyn sida ay qorshahaan ugu fulin doonto hogaamiyaha Ahlu Sunna, waxeyna tani imaaneysaa xilli ay ku guuleysan waayeen xilka gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka cusub ee Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Dhuusmaareeb waxaa laga soo warinayaa in hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax uu la yimid waji cusub, wuxuuna dowladda ka codsaday in jago sare looga magacaabo maamulka cusub ee la rabo in laga dhiso Galmudug si uu gacan uga geysto dhameystirka doorashada lagu dhisayo maamulka cusub. Waxaa lasoo warinayaa in la guda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141196,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141332","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Dhuusmaareeb waxaa laga soo warinayaa in hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax uu la yimid waji cusub, wuxuuna dowladda ka codsaday in jago sare looga magacaabo maamulka cusub ee la rabo in laga dhiso Galmudug si uu gacan uga geysto dhameystirka doorashada lagu dhisayo maamulka cusub. Waxaa lasoo warinayaa in la guda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-25T21:14:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"463\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/\",\"name\":\"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-25T21:14:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"width\":696,\"height\":463},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug - Wardoon","og_description":"Magaalada Dhuusmaareeb waxaa laga soo warinayaa in hogaamiyaha Ahlu Sunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax uu la yimid waji cusub, wuxuuna dowladda ka codsaday in jago sare looga magacaabo maamulka cusub ee la rabo in laga dhiso Galmudug si uu gacan uga geysto dhameystirka doorashada lagu dhisayo maamulka cusub. Waxaa lasoo warinayaa in la guda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-25T21:14:38+00:00","og_image":[{"width":696,"height":463,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/","name":"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","datePublished":"2020-01-25T21:14:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","width":696,"height":463},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ahlu-sunna-oo-dalbatay-jagada-madaxwayne-kuxigeenka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ahlu-Sunna oo dalbatay jagada madaxwayne kuxigeenka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141332"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141332"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141333,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141332\/revisions\/141333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141196"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}