{"id":141353,"date":"2020-01-26T21:12:05","date_gmt":"2020-01-26T18:12:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141353"},"modified":"2020-01-26T21:12:05","modified_gmt":"2020-01-26T18:12:05","slug":"daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/","title":{"rendered":"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Prof. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, kaasoo ahaa in Ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada heer Federaal, maadaama Puntland aysan ka qeyb-gelin Imtixaanka dowladda dhexe.<\/p>\n<p>Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa sheegay in laba heshiis oo Puntland iyo dowladda Federaalku ay wada-galeen sannadihii 2015 iyo 2017, lagu go\u2019aamiyay in Puntland ay u madax-bannaantahay qaadista Imtixaanaadkeeda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wuxuu sheegay in labadaasi heshiis si cad loogu qeexay, in dowladda Federaalku ay kormeer ku yeelato Imtixaanka Puntland, dabadeedna Ardayda Reer Puntland Shahaadada heer Federaal loogu keeno caasimadda Garoowe.<\/p>\n<p>\u201cSuurta gal maaha in Imtaxaan mid ah dalka ka dhaco, wasaarada waxbarashadu maba oga waxaan ardayda u dhigno sidee Imtaxaan u qaadi kartaa? ilaa manhaj midaysan la helo Imtaxaan midaysan ma dhici karo.\u201d ayuu wasiirka oo ku eedeeyey wasiir Goodax inuu burburinayo heshiisyada ay horey u wada galeen labada dhinac.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/36Op1x5m9Jg\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAAL WASIIRKA.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141354\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun.jpg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun.jpg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun-173x300.jpg 173w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun-242x420.jpg 242w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141355\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun1.jpg\" alt=\"\" width=\"741\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun1.jpg 741w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun1-232x300.jpg 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun1-696x902.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun1-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 741px) 100vw, 741px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141356\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun2.jpg\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"428\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun2.jpg 745w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun2-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun2-696x400.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pun2-731x420.jpg 731w\" sizes=\"(max-width: 745px) 100vw, 745px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Prof. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, kaasoo ahaa in Ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada heer Federaal, maadaama Puntland aysan ka qeyb-gelin Imtixaanka dowladda dhexe. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa sheegay in laba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141357,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Prof. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, kaasoo ahaa in Ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada heer Federaal, maadaama Puntland aysan ka qeyb-gelin Imtixaanka dowladda dhexe. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa sheegay in laba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-26T18:12:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/\",\"name\":\"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png\",\"datePublished\":\"2020-01-26T18:12:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax - Wardoon","og_description":"Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Prof. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre, kaasoo ahaa in Ardayda Puntland aan la siin doonin Shahaadada heer Federaal, maadaama Puntland aysan ka qeyb-gelin Imtixaanka dowladda dhexe. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa sheegay in laba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-26T18:12:05+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/","name":"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png","datePublished":"2020-01-26T18:12:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/1200px-Flag_of_Puntland.svg_.png","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawopuntland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-wasiir-goodax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Goodax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141353"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141353"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141361,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141353\/revisions\/141361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141357"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}