{"id":141362,"date":"2020-01-26T21:29:14","date_gmt":"2020-01-26T18:29:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141362"},"modified":"2020-01-26T21:29:14","modified_gmt":"2020-01-26T18:29:14","slug":"dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Ahlu-sunna ayaa mar kale dhaliilay habka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso hannaanka dhismaha maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo saaray Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka digay in haddii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay isbaddal la iman weydo ay iyaguna bilaabi doonaan howlo ay ku soo dhisi doonaan maamul kale.<\/p>\n<p>Sheekh Shaakir ayaa VOA u sheegay in ururka Ahlu-Sunno uu doonayo in Galmudug uu ka qabto jagooyin sare-sare oo la mid ah kuwii uu ururuku horey uga hayay maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Hadalkaan ayaa ku soo beegmaya iyadoo qaar ka mid ah musharrixiinta madaxtinimada Galmudug ay diideen in ay ka qeybgalaan doorashada, halka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu isna magaalada Gaalkacyo ka wado howlo u gaar ah oo uu maamul ku soo dhisayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5260893.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Ahlu-sunna ayaa mar kale dhaliilay habka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso hannaanka dhismaha maamulka Galmudug. Qoraal uu soo saaray Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka digay in haddii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay isbaddal la iman weydo ay iyaguna bilaabi doonaan howlo ay ku soo dhisi doonaan maamul kale. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141196,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141362","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka Ahlu-sunna ayaa mar kale dhaliilay habka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso hannaanka dhismaha maamulka Galmudug. Qoraal uu soo saaray Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka digay in haddii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay isbaddal la iman weydo ay iyaguna bilaabi doonaan howlo ay ku soo dhisi doonaan maamul kale. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-26T18:29:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"463\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/\",\"name\":\"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-26T18:29:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg\",\"width\":696,\"height\":463},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare - Wardoon","og_description":"Ururka Ahlu-sunna ayaa mar kale dhaliilay habka ay dowladda Soomaaliya u maamuleyso hannaanka dhismaha maamulka Galmudug. Qoraal uu soo saaray Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka digay in haddii Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay isbaddal la iman weydo ay iyaguna bilaabi doonaan howlo ay ku soo dhisi doonaan maamul kale. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-26T18:29:14+00:00","og_image":[{"width":696,"height":463,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/","name":"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","datePublished":"2020-01-26T18:29:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Sheekh-Shaakir1.jpg","width":696,"height":463},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-ahlusunna-oo-shaacisay-in-ay-galmudug-ka-rabaan-jagooyinka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO :Ahlusunna oo shaacisay in ay Galmudug ka rabaan Jagooyinka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141362"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141363,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141362\/revisions\/141363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141196"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}