{"id":141370,"date":"2020-01-27T10:18:10","date_gmt":"2020-01-27T07:18:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141370"},"modified":"2020-02-25T10:35:18","modified_gmt":"2020-02-25T07:35:18","slug":"daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/","title":{"rendered":"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish"},"content":{"rendered":"<p>Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] oo Garoowe uga Qayb galay Xuska Halgankii Daraawiishta oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa Jawaab siiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo dhowaan sheegay inay Somaliland leedahay Taariikhda Daraawiishta.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland iyo Madaxwayne ku xigeenka oo Arintaasi ka hadlay ayaa sheegay inaysan Somaliland lahayn Taariikhda Daraawiishta, Islamarkaana aysan jirin meel ay kasoo gasho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaanu leenahay iska hadloow ina iggare, Somaliland meelna kama soo gasho Taariikhda daraawiishta, Xitaa magaca way ka cararaan oo ma leh Ciidamo Daraawiish lagu magacaabo\u201d.<\/p>\n<p>Taariikhda Daraawiishta iyo Halgankoodii ayaa sanadkan siwayn loo hadal hayey kadib markii ay soo gaadhay 100-Guuradii kasoo wareegtay markii la duqeeyay magaalada Taleex, waxaana sidoo kale laga xusay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/u3awm7C9Ep4\" width=\"850\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] oo Garoowe uga Qayb galay Xuska Halgankii Daraawiishta oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa Jawaab siiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo dhowaan sheegay inay Somaliland leedahay Taariikhda Daraawiishta. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland iyo Madaxwayne ku xigeenka oo Arintaasi ka hadlay ayaa sheegay inaysan Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141371,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] oo Garoowe uga Qayb galay Xuska Halgankii Daraawiishta oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa Jawaab siiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo dhowaan sheegay inay Somaliland leedahay Taariikhda Daraawiishta. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland iyo Madaxwayne ku xigeenka oo Arintaasi ka hadlay ayaa sheegay inaysan Somaliland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-27T07:18:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-25T07:35:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/\",\"name\":\"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-27T07:18:10+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-25T07:35:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg\",\"width\":600,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish - Wardoon","og_description":"Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan [Karaash] oo Garoowe uga Qayb galay Xuska Halgankii Daraawiishta oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa Jawaab siiyey Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo dhowaan sheegay inay Somaliland leedahay Taariikhda Daraawiishta. Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Puntland iyo Madaxwayne ku xigeenka oo Arintaasi ka hadlay ayaa sheegay inaysan Somaliland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-27T07:18:10+00:00","article_modified_time":"2020-02-25T07:35:18+00:00","og_image":[{"width":600,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/","name":"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg","datePublished":"2020-01-27T07:18:10+00:00","dateModified":"2020-02-25T07:35:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Puntland-Somaliland-600x375-1.jpg","width":600,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-somaliland-iyo-puntland-oo-isku-haysta-taariikhda-daraawiish\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Somaliland iyo puntland oo isku haysta taariikhda Daraawiish"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141370"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141372,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141370\/revisions\/141372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141371"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}