{"id":141389,"date":"2020-01-27T22:24:17","date_gmt":"2020-01-27T19:24:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141389"},"modified":"2020-01-27T22:24:17","modified_gmt":"2020-01-27T19:24:17","slug":"musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan doorashada.<\/p>\n<p>Musharaxiintan oo Kala ah C\/raxmaan Odawaa, Kamaal Guutaale, C\/dheere iyo Weheliye ayaa sheegay iney ka qeyb galayaan doorashada haddii la fuliyo qodobada soo socda:-<\/p>\n<p>1-In la xaliyo dhamaan muranada jira ee u dhaxeeya saamilayda Siyaasadda Galmudug.<\/p>\n<p>2- In Ahlusunna Waljamaaca ay qayb Ka noqoto qaybaha dhiman ee doorashada.<\/p>\n<p>3- In la baabi\u2019yo guddiga doorashada Madaxwaynaha ee hadda jira iyo in la isukeeno saamilayda siyaasadeed Laguna heshiiyo waqtiga doorashada.<\/p>\n<p>4-In gudoonka baarlamaanka uu xildhibaanada u ogolaado in ay si xor ah ula kulmi karaan musharixiinta Madaxwaynaha iyadoo aanay jirin wax cadaadis ah ama hanjabaad ah.<\/p>\n<p>5-In Doorashadu noqoto xor iyo xalaal islamarkana gacan sadexaad ay goobjoog Ka noqoto.<br \/>\nLama oga in Dowlada Somalia ay aqbali doonto shuruudahan oo ku soo beegmaya xili muran iyo qalalaase cusub oo siyaasadeed uu lugaha la galay geeddi socodka maamul sameynta Galmudug, iyadoo doorashada madaxweynaha oo dhici laheyd maalmo ka dib ay adkaan doonto iney qabsoonto hadii aan la xalin muranada jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan doorashada. Musharaxiintan oo Kala ah C\/raxmaan Odawaa, Kamaal Guutaale, C\/dheere iyo Weheliye ayaa sheegay iney ka qeyb galayaan doorashada haddii la fuliyo qodobada soo socda:- 1-In la xaliyo dhamaan muranada jira [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141390,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan doorashada. Musharaxiintan oo Kala ah C\/raxmaan Odawaa, Kamaal Guutaale, C\/dheere iyo Weheliye ayaa sheegay iney ka qeyb galayaan doorashada haddii la fuliyo qodobada soo socda:- 1-In la xaliyo dhamaan muranada jira [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-27T19:24:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/\",\"name\":\"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-27T19:24:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray - Wardoon","og_description":"Afar ka mid ah Musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb ayaa dhowr shuruudood ku xiray iney ka qeyb galaan doorashada. Musharaxiintan oo Kala ah C\/raxmaan Odawaa, Kamaal Guutaale, C\/dheere iyo Weheliye ayaa sheegay iney ka qeyb galayaan doorashada haddii la fuliyo qodobada soo socda:- 1-In la xaliyo dhamaan muranada jira [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-27T19:24:17+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/","name":"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","datePublished":"2020-01-27T19:24:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/IMG-20200115-WA0063.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musharaxiin-doorashada-galmudug-oo-shuruudo-cusub-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musharaxiin doorashada Galmudug oo shuruudo cusub soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141389"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141389"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141391,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141389\/revisions\/141391"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141390"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}